25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Axmed Madoobe  iyo Ra’iisal Wasaaraha Cusub oo kulan ku yeeashay Muqdisho

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble.   Madaxweynaha Jubland  iyo Ra’iisul Wasaaraha Cusub...

Ciidanka Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Gobolka Gedo.

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dad shacab ah ku dileen...

Sheekh Maxamed Idris oo Fariin U diray Ra,iisal Wasaaraha Cusub.

0
Sheikh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed  ayaa Tallooyin iyo Duco usoo jeediyey Ra,iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya , Wuxuuna tilmaamay inaanu...

Maxay kawada hadleen Kusimaha Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Danjirha Sweden U Fadhiya Soomaaliya?

0
Muqdisho : Sii haayaha Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan...

Darawalada Basaska Norwey oo shaqa joojin sameeyay.

0
Oslo:Dalka Norwey darwaladii Basaska ayaa banaanbax shaqo joojin ah ka sameeyay labada gobolka ee ugu weyn wadanka oo ay ku jirto Caasimada Norwey ee...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wafdigiisa oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta  dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb Xaruunta Maamulka Galmudug. Waxaa garoonka diyaaradahaDhuusamareeb  kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka DR Maxamed...

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhaba

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah...

Madaxweyne Farmaajo oo u Mahadceliyay Xildhibaanada Golaha shacabka +Sawiro Daawo

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo Ansixita Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo Codka Kalsoonida Siiyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed...

0
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa Cod Aqlabiyad leh ku Ansixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo xil kaas oo loo...

Ciidamada Soomaaliland oo Dhaqdhaqaaqyo ka Wada Degaanka Tukarraq

0
Ciidamada Soomaaliland ayaa dhaqdhaqaaqyo horleh ka bilowday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo Soomaaliland. Degaanka Tukaraq waxa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...