Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka oo Wareejisay Deeq loogu Talagalay Dadka ku dhibaateysan Gobolada...
Munaasabad ka dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka BaarlabaankaSoomaaliya ay ku gudoomeen deeq oo isugu jirta Dawo iyo agabka hoyga...
Maxay ka wada hadleen Masaxweyne Farmaajo iyo Ra,iisal Wasaaraha Suudaan?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudaan, Cabdullaahi Xamduuk.
Madaxweyne Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Ra’iisul wasaaraha iyo shacabka Suudaan...
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo Hawlgalo ka Sameeyay Degaano Ka Tirsan Gedo
Wararka ka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Dawlada ay la wareegeen degaano hoostaga degmooyinka luuq Balad Xaawo iyo Duuloow
Saraakiisha Ciidanka...
Militariga Dawlada Federaalka Soomaaliya oo shegay in Hawlgal ay ku dileen Xubno ka...
Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay laba hawlgal oo kala duwan ku khaarajiyeen laba Sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab.
Hawlgalka kowaad oo ka...
Xog: Deni iyo Qoor Qoor oo Kulan Gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho
Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa isku afgartay in la sii xoojiyo iskaashiga iyo Isla wada-shaqaynta labada...
Dagaal ka dhacay Degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool
Wararka ka imanaya Degaanka Tukarraq ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Jabhadda la baxday Dib u...
Fanaanka Da,da Yar Sharma Boy oo la Kulmay Wasiir Cabdulaahi Goodax Barre
Sii haayaha Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta la kulmay Sharma Boy oo ah heesaa da’yar oo saameyn ku leh dhallinyarada Muqdisho.
Goodax...
Xildhibaan Mahad Salaad oo Si kulul Uga Hadlay Musharaxnimada Xasan Cali Kheyre
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliyaoo qooraal kooban soo dhigay bartiisa Face Buugga ayaa ka hadlay Go’aankii uu Ra,iisal Wasaarihii...
Dawlada Federaalka oo dib U Cusbooneysiisay Warqada Dhaawac Muujinta
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa dib u casriyayn ku sameeyay Xaashidda Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa Danbi-oogista, Danbi baarista iyo Cilmiga forensikada...
Madaxweynaha Soomaaliland iyo Xubno ka Tirsan Xisbiyada Mucaaradka oo Ereyo Kulul Isdhaafsaday
Xaflad lagu Qabtay magaalada Hargeisa ayaa maanta Hadalo Kulul Waxaa isku dhaafsaday Madaxwaynaha Soomaaliland Muuse Biixi, Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan...

























