Home 2020
Yearly Archives: 2020
Sii haayaha Ra,iisal wasaaraha iyo Madaxweyne Deni oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho
Mahdi Maxamed Guuleed Siihayaha xilka Ra,iisal wasaaraha dalka ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho qado Sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi...
Beesha Hiraab oo loogu baaqay in ay ka Tanaasulaan xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Taliyihii hore hay,adda nabad-sugidda Soomaaliya ayaa beesha Hiraab ugu baaqay iney ka tanaasulaan xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Sanbalooshe ayaa ka hadlayey casuumad ay Beelaha Hawiye...
Puntland oo ka hadashay Kiiskii Kufsiga iyo Dilka isugu jiray ee Marxuumad Hodan Axmed...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa markii u horraysay ka hadlay cabasho laga muujiyay Xukun ay ridday Maxkamadda Garoowe...
Golaha Wiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Gudiga la dagaalanka Musuqmaasuqa
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ah ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo...
Madaxweyne Deni oo Eedeeyn Kulul U Jeediyay Wasiirka Sii haayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya
Madaxweynaha Siciid Cabdullahi Maxamed Deni ayaa si adag uga hadlay natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee wasaaradda waxbarashada, kaas oo badan kood ay ku dhaceen...
Madaxda Maamulada Hirshabeele Galmudug iyo Koofur Galbeed oo Maanta Shir uu Uga Furmayo Baydhaba
Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle Axmed Cabdi Qoor Qoor iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhaba oo ay kulan wada-tashi ah...
Shabaab oo Weerar ku qaaday Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe
Wararka Ka Imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka aroortii degmadaasi ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Alshabaab.
Dad ku...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo kala qaaday Laba Maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay gobolka...
Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Galgaduud ayaa lagu soo warramaya in ay ku guulaysteen kala qaadista laba malayshiya-beeleed oo ku...
Ahmed Madoobe oo Amaan iyo bogaadin ujeediyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya .
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay natiijada ka soo baxday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliya shalay ay ku...
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka digtay in la Cabsi gelio Hay,adaha Garsoorka
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in aysan iib ahayn bahda caddaaladda, islamarkaasna aysan jirin cid cabsi-galin wax uga qaadi-karta.
“Ma jiro...

























