Home 2020
Yearly Archives: 2020
Soomaaliya oo oo safka hore ka gashay musuq maasuqa dhaqaalaha Covid-19
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisay in dalal dhowr ah ay safka hore ka galeen musuq maasuq lagu sameeyay dhaqaalihii loogu talo galay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Galmudug Axmed kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu laabtay Dhuusamareeb Caasimada...
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Abdi oo walaac ka muujijay natiijada imtixaanka shalay ka...
Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Natiijadii imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka ee shalay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada hidaha...
Daahir Amiin Jeesow oo Weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaan Cabdirashiid Xidig
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Weerar Afka ah ku Qaaday Xildhibaan C.rashiid Xidig, Sidoo kalana...
Yuusuf Garaad Cumar Faallo uu Qoray kaga hadlay Xaalada Soomaaliya
Siyaasi Yuusuf Garaad Cumar, ayaa Faallo ka Qoray xaalada dalka Gaar ahaan Arimaha Doorshada iyo Arimaha ku xeeran ee Faragelinta uga imaan karta dalal...
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka hadlay Arimo Xasaasi ah.
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay arimo kala duwan ee quseeya xaalada...
Madaxweynaha Puntland oo kulamo xasaasi ah ka wada Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ka hortagtay weeraro qaraxyo ah
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo dhawaan la waregay deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u jirta ayaa waxay wadaan howlgallo...
Axmed Madoobe oo shaaciyay sababta dib u dhaca shirkii ay Farmaajo la yeelan lahaayeen
Waxa aan ilaa haatan si rasmi ah isugu soo horfadhiisan wadahadalladii maalmahan ba laga dhursugayey in ay magaalada Muqdisho ku yeeshaaan madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed...
Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Burcad dhac geysatay
Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa kusoo kordhay falal amni darro, iyada oo xilliyada habeenkii Kooxo hubeysan ay dadka...

























