25.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dawlada Federaalka Soomaliya oo Agabka lagula socdo Isbedelada Cimilada Geysay Magaalada Kismayo

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Kismaayo geeyay agab lagula socdo cimilada iyo tilmaamayaasheeda. Sii haayaha Wasiirka Gargaarka...

Dhageysiga dacwad loo heysto Eedeysanayaasha dilka Kiiskii Hodan shanleyste oo maanta ka Furmaysa Magaalada...

0
Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal ee maamulka puntland  ayaa maanta  dhegaysanaysa, dacwadda loo haysto  7 nin oo ku eedaysan Kiiska ahaa ee Marxuumad...

Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni oo la kulmay Gudiga doorashooyinka Puntland

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay...

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF oo muddo dhowr Maalmood ah u xiran wariye ka...

0
Ciidamada Amniga Puntland ayaa xiray weriye Cabdiraxmaan Cabdi Maxamed oo ka hawlgala Warbaahinta Boosaaso. Weriye Cabdiraxmaan ayaa ,Maalintii 3aad ku xiran Xarunta PSF ee Magaalada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Tababar u soo xiray Dufcaddii koowaad ee Ciidanka Daraawiishta Galmudug

0
Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xidhay cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka loo soo...

Dhageyso: Madaxweyne Qoor Qoor oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

0
Munaasabad ballaadhan oo lagu Taageerayay qodobadii  kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa xalay lagu qabtay Dhuusamareeb. Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay  Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi...

Fahad Yaasiin oo weji gabax kala kulmay Xasan Sheekh Maxamuud

0
Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa kulan dhawr saacadood qaatay waxa uu Magaalada Muqdisho kula yeeshay Xasan...

Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe Daawo. Sawirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka...

Qarax ka dhacay degmada Walanweyn & khasaaro dhaliyaya dhimasho iyo dhaawac

0
  Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay Suuqa hoose ee Dagmada Wanlaweyn, waxaana goobjoogayaal ay Risaala u sheegeen...

Dadkii ugu badnaa oo ku guryo beelay daadad ka dhacay dalka Yemen

0
Sida ay sheegtay heyada UNHCR dad lagu qiyaasay 300,000 ayaa ku guryo iyo xoolo beelay daadad ka dhacay dalka Yemen sadax bil ee ugu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...