25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2021 January

Monthly Archives: January 2021

Yuusuf Dabageed oo Amray in la xiro Dad soo Abaabulay kulan looga soo...

0
Ciidamada Amniga Magaalada Balad Weyne ayaa Xabsi dhigay ilaa 3 ruux oo mid Haweeney ay tahay 3 Ruux ee xabsiga la dhigay ayaa xalay laga...

Xiisado Colaadeed oo ka Taagan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xiisado Colaad weli ay ka Taagan tahay degmadaasi Shacabka degmada Balad Xaawo ayaa...

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga oo Qalab Sporti ka Gudoomay Saraakiisha Midowga Yurub...

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Alsayid Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa qalab isboorti kala wareegay xafiiska Taliska Midowga Yurub ee...

Madaxweyne Farmaajo oo shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka...

0
Muqdusho, 30 Jannaayo, 2021: Madaxweynaha  Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo...

WHO oo ka digtay Viruska Cusub ee Covid19

0
Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee  tallaalka anti-Covid-19 ee Caalamka qeybo ka mid ah laga isticmaalay. Tedros Adhanom ayaa...

Baarlamanka Puntland oo loo gudbiyay sharci muhiim ah

0
Kalfadhiga 47-aad Fadhigiisa 24-aad, ee Baarlamaanka Puntland  oo maanta ka Furmay Magaalada garoowe ayaa waxa xildhibaannada loogu qaybiyay Hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland, oo uu...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo wakiilada Beesha Caalamaka?

0
Madaxweynaha Soomaaliya 5Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay...

Maraykanka oo Markale ka digay doorasho Hal dhinac ah Fariina u diray Madaxweyne Farmaajo

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa mar kale dirtay Fariin la xidhiidha doorashada dalka u dirtay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo shanta madaxweyne goboleed ee...

Ciidanka Galmudug oo Hawgal Miino baaris ah ka sameeyay kooFurta gobolka Mudug

0
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa howlgal Miino  lagu soo saarayo ka sameeyay deegaanno hoos taga deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta  Gobolka Ciidamada iyo sarakiisha Galmudug ee Hawgalka...

XOG”Madaxweyne Farmaajo iyo Xubnaha Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo Kulan Xasaasi ah maanta ku...

0
Madaxweyanaha Dawlada Federaalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in manta uu kulan xasasi ah uu muqdisho kula yeesho  Madaxda Beesha Caalamka eek u...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...