26.1 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 January

Monthly Archives: January 2021

Askar ka soo goosatay Maamulka Jubland oo ku biiray Ciidanka Dawlada Federalka ee gobolka...

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Askarta ka tirsan maamulka Jubland oo uu Hogaamiyo Wasiirka Amniga Jubland Cabdirashiid Janan ay u...

Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil oo sharci darro ku Tilmaamay Qaraarkuu uu Saxiixay...

0
Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil Islamarkaana ah Taliye ku xigeenkii hore ee Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ahna khabiir dhinaca sharciga ayaa ka hadlay sax...

Maamulka Hirshabeele oo soo dhoweeyay 13 Kursi Gobolka Banaadir uu ka helay Aqalka...

0
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay Qaraarkii Matalaada Gobolka Banaadir ee uu saxiixay Madaxweyne Dawlada Federaalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal ka soo...

Dhageyso:Maamulka Jubland oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay Balad Xaawo ee Gobolka Gedo

0
Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray dagaaladdii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, iyagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay warbixintii Guddigii IGAD ay ka soo...

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo Dhiggiisa Dalka Itoobiya kula kulmay Magaalada Adis Ababa

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda...

Beesha Caalamka Taageertay Gudiyadii ay magacaabeen Puntland iyo Jubland

0
Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen saaxiibbada Soomaaliya ee caalamiga ah ayaa lagu soo dhoweeyey magacaabista Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ee Puntland...

CC Warsame oo Cambaareeyay Siyaasada Arimaha Dibada ee Madaxweyne Farmaajo

0
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa Cambaareeyay siyaasadda arrimaha dibadda ee dowladda Federaalka  Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay mudac uu Farmaajo cid...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay...

0
Inta la Ogyahay Hal Askari oo ka Tirsan Ciidanka Kenya ayaa ku dhintay Tiro  kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib qarax miino oo...

Dibad bax balaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho

0
Dibad bax balaaran aya manta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo lagu taageryay qaraarkii Madaxwayne Farmaajo ku meel mariyey 13-Kursi oo Aqalka sare uu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyay 13 Kursi uu gobolka Banaadir ka helay Aqalka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish  ayaa soo dhoweeyey go’aanka taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...