26.9 C
Mogadishu
Thursday, June 4, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Madaxweynaha Maamulka Jubland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madaxweynaha Jubland iyo wafdigiisa...

Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo safar dhulka ah ku Tagay Magalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa safar dhulka ah ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa,...

Wafdi ka socda Dawlada Federalka oo gaaray Degmada Bardaale ee gobolka Baay

0
Wafdi Isugu jira Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta halkaasi...

Isku dhacyo dhexmaray Ciidanka Kenya iyo Kuwa Dawlda Federaalka Soomaaliya

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo aya sheegaya in Iska Hor imaad uu Halkasi ku dhexmaray Ciidanka Ilaada Xuduudaha ee Dawlada Federalka Soomaaliya iyo Militariga...

Madaxweyne Farmaajo uu Gudoomiyay kulan hordhac u ah Shirka Maanta Furmaya

0
Madaxweynaha Dawlada Federalka Somaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo aya xalay Gudoomiyay kulan hor dhac u ah shirka maanta lafilyo in uu ka Furmo Magaalad Dhuusamareeb...

Ciidamad Puntland oo Hawlgal ka Fuliyay Degaano ka Tirsan Gobolka Bari

0
Wararka naga soo gaaraya gobolk Bari ayaa sheegaya Ciidanka Puntland ee loo yaqaan PSF, ay Hawlgal ka sameeyeen degaanka Dolqooxle, oo ka tirsan tuulada...

Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Jeneraal Galaal

0
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee  Ucid  Ingineer  Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Tacsi ka diray Dadkii ku dhintay weerarkii...

Dawlada Itoobiya oo Is Hor Istaagtay Mucaawino loo waday Gobolka Tigray

0
Madaxa  hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa dowladda Itoobiya ku booriyay in hay'adaha gargaarka u oggolaato inay galaan gobolka Tigray...

Wafuud ay kala hogaaminayaan Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo maanta ku sii jeeda...

0
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo uu ka furmayo shirka madaxda dowladda Federaalka...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlaaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in uu maanta h ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...