Monthly Archives: August 2021
60-ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay dagaalkii Camaara ee Gobolka Mudug.
Muqdisho:-Dagaal saaka waabarigii ka dhacay deegaanka Camaara ayay u suurta gashay in ay la wareegaan gacan ku heynta deegaanka.
Wasiir Falagle oo dagaalka kadib warbaahinta...
Imisa lacag ah ayaa xisbiyada Norwey uga baxeysa doorashada Baarlamaanka ee socota.
Oslo:-Doorashada Baarlamaan ee dalka Norwey ayaa ah mid gashay isbuuceedii sedexaad waxaana xisbiyada ugu waa weyn dalkaan loolan adag ugu jiraan sidii ay u...
Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ka horyimid habraaca Doorashada Dalka.
Muqdisho:- Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abdi Hashi ayaa si aad ah uga horyimid go,aanadii ka soo baxay shirkii Muqdisho ku dhex maray...
Madaxweynaha Tanzania:Dumarka kubada ciyaara ma lahan soo jiidasho guur”.
Tanzania:-Madaxweynaha dalka Tanzania ayaa lagu canbaareeyay hadal ay ku sheegtay in dumarka kubadda ciyaarada ee waddankaas ay leeyihiin "xabad fidsan" iyo in aysan lahayn...
Alshabaab oo qabsatay deegaanka Camaara .
Muqdisho:-Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa saaka waabarigii xoog kula wareegay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.
Wararka naga soo gaaraya deegaankaas ayaa sheegaya in Alshabaab saaka...
Ra,isul wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul goboleedyada oo la kulmay beesha caalamka.
Muqdisho:-Ra,isul wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa maanta kulan la qaatay wakiilada beesha Caalamka.
kulankaan oo ka dhacay Teendhada Afisyooni ayaa...
Doorashada Norwey oo Isbuuci sedexaad Socota iyo Soomaalida oo..
Oslo, Doorashada guud ee dalka Norwey ayaa ah mid socota isbuucii sedexaad.
Doorashada ayaa ah mid xisbiyada dalka si aad ah ugu loolamayaan.
Sanadkaan waxaa doorashada...
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Magaalada London.
London, Wiilkaan Soomaaliga ah ayaa la sheegay in kooxo hubeysan ku dileen Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Kooxahaan oo ku hubeysnaa Mindiyo ayaa dhaawac culus...
Wasaarada Caafimadka oo shaacisay Kiisaska Cudurka Covi19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.
Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan...
Puntland oo digniin ka soo saartay Roobab dabaylo wata
Maamulka Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata, oo saacadaha soo socda ku wajahan xeebaha Gobolkaas.
Qoraal ka soo...