28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Gudoomiyihii degaanka Garasbaaleey oo qarax miino lagu dilay

0
Maxamed Abuukar Afrax oo ahaa gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ayaa ku dhintay qarax miino oo lagula eegtay deegaankaasi Garasbaaley ee duleedka Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa la sheegay...

Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Habraaca doorashada Golaha shacabka

0
Guddiga Hergelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa soo  saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka. Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka beelaha leh kuraasta ayaa la siiyey awoodda...

kallumeysato ku geeriyootay xeebaha gobolka Jubada Hoose

0
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ilaa iyo 5 qof ayaa ku dhinteen  Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ka dib markay la...

Wasiirka Haweenka ee XFS oo la kulanaty Danjiraha Sweden u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xaruunta Wasaarada Haweenka ku qaabishay danjiraha dowladda Sweden ee Soomaaliya,...

Maleeshiyo Dad shacab ahaa ku toogatay duleedka degmada matabaan ee gobolka Hiiraan

0
Inta la og yahay 2 qof oo shacab ayaa ku dhimatay 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii kooxo Maleeshiyo beeleed ah...

Dhageyso: Wabiga Shabeele oo laga cabsi qabo in uu ku fataho Magaalada Jowhar

0
Wararka Ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in laga cabsi  in Wabiga shabeele uu ku Fataho Xaafada Kulmis. Gudoomiyaha Xaafada...

Gudiga doorashooyinka oo baaq baaq U jeediyay Madaxda Dawlad goboleedyada

0
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan (Cirro) ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka Sare...

Danjiraha Cusub ee DFS u qaabilsan Sacuudiga oo warqadaha Aqoonsiga laga gudoomay+Sawiro

0
Safiirka dowladda DFS ay dhawaan u magacawaday Dalka Sacuudi Carabiya  ayaa warqadaha aqonsiga Safiirnimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas Saalim Macow Xaaji oo ah...

Dhageyso: Wafdiga Ra’iisal wasaare Rooble oo kulamo ka wada Magaalada Qaahira +Sawiro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah la...

Laba dhalinyaro ah oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Oslo.

0
Oslo, Laba dhalinyaro ah ayaa ku dhaawacantay toogasho xalay ka dhacday Magaalada Oslo ee ee Caasimada dalka Norwey. falkaan oo ka dhacay jernstang av T-bane...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...