Monthly Archives: September 2021
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Wakiilka QM
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Feseraal Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta kulannla qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, James Swan.
Qoraal kooban...
Xiisad ka taagan xuduudda dalalka Poland iyo Belarus
Dalka Poland ayaa bilaabay in uu ciidamo dheeraad ah ku daabulo xadka uu la wadaago dalka Belarus ee Ruushka ay xulufada yihiin.
qorshahaah ayaa la...
Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed oo soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah u soo...
Nin 30-meeyo jir ah oo dilay haweeney u shaqeynaysay Nav halka mid kale dhaawac...
Bergan:- Nin lagu sheegay da,diisa 30-meeyo jir ayaa la sheegay in maanta weerar ku qaaday xafiiska NAV ee Magaalada Bergan.
Ninkaan ayaa dad goobjoogayaal ah...
Alshabaab oo bur burisay qayb ka mid ah garoonka diyaaradaha ee degmada Buulo-burte
Wararka ka imaanaya degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya sheegayan in Al-Shabaab ay qaraxyo ku weerareen garoonka diyaaradaha degmadaasi Buulo burte ee gobolka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey...
Dhageyso: Xubno ka tirsan Galmudug oo baaq ka soo saaray Colaada Xananbuure
Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Xubno kale ayaa ku baaqayin lajoojiyo xiisad colaadeed oo u dhexeeysa...
Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar
Doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar
Qaar ka mid ah kuraasta hartay ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matali doono...
Puntland oo dhexdhexaadineysa Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble
Maamulka Puntland ayaa markii u horraysay sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.
Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland...
Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo dib u dhacay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay shirkii uu iclaamiyey ee amniga qaranka, kaas oo lagu waday in maanta uu qabsoomo.
Agaasimaha Warfaafinta...