28.3 C
Mogadishu
Monday, April 28, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Wanlaweyn ee Gobolka shabeelaha Hoose

0
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in in uu ka dhacay dagaal u dhexeeyey ciidamada Koonfur Galbeed iyo kooxo...

Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Muqdisho

0
Muqdisho:-Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulllaahi Maxamed Nuur iyo ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya...

Qaraxyo ka dhacay Dalka Uganda

0
Kambala:-Labo qarax oo is xig xiga ayaa ka dhacay bartamaha caasimadda Uganda, sida ay wararka ay sheegayaan. Wararka kasoo baxaya dalkaas ayaa sheegay in qarax...

Fiqi “Qoorqoor labo sano ninka isbaarada Galmudug u dhigtay isaga ayuu ahaa”.

0
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) kaasoo uu...

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay galbeedka London xili uu bad-baadinaayay haweeney 84-jir ah.

0
Cali Abuukar Cali oo ahaa 20 jir Soomaali ah ayaa lagu dilay Brentford oo dhacda galbeedka London ee wadanka Ingiriiska habeenkii Jimcaha, kadib markii...

Prof: Jawaari oo beeniyey inay liidato xaaladiisa caafimaad.

0
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kana mid ah dadkii qoray Dastuurka ay Soomaaliya ku dhaqanto ayaa beeniyey warar sheegaya...

Howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amaanka oo ka socda magaalada Muqdisho.

0
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howl-gal qorsheysan ka sameeyey illaa afar degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir, waxaana lagu xaqiijinayey ammaanka magaalada...

Ma dhabaa in Rooble hortaagan yahay dadajinta doorashada dalka…?.

0
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ayaa 1-dii May ee sanadkan sii dhammaanaya 2021 lagu wareejiyey maamulka Doorashada, kadib qalalaasihii ka dhashay muddo...

War-murugo leh oo ku soo kordhay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

0
La-taliyihii hore amniga qaranka ee Madaxweynaha mudaxileedkiisu dhammaaday Maxamed C/laahi Farmaajo, Xuseen Sheekh Cali, haddana madax ka ah machadka daraasaadka amniga ee Hiraal, ayaa...

Maxay kawada hadleen Ra’iisal wasaare Rooble iyo Agaasimaha bankiga Aduunka ee Afrika?

0
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...