29.9 C
Mogadishu
Saturday, May 3, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dawlada Itoobiya oo Is Hor Istaagtay Mucaawino loo waday Gobolka Tigray

0
Madaxa  hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa dowladda Itoobiya ku booriyay in hay'adaha gargaarka u oggolaato inay galaan gobolka Tigray...

Wafuud ay kala hogaaminayaan Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo maanta ku sii jeeda...

0
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo uu ka furmayo shirka madaxda dowladda Federaalka...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlaaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in uu maanta h ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka...

Tiro Hoobiyaal ah oo xalay ku dhacay Xaafado ku yaala Dhuusamareeb

0
Wararka ka imaamaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Maamulka Galmudug aya bsheegaya Tiro hoobiyeyaal xalay ku soo dhaceen magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo xalay ku hoyden...

Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ka qayb galaya shirka Dhuusamareeb

0
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed  Xuseen Rooble  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaa soo uu ka furmi doono...

Lamaane ka Mid noqday Dadkii ku geeriyooday Weerarkii Hotel Afrik

0
Dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotelka Afrik magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah lamaane aroos ah oo deganaa hotelka. Fahad Cabdiraxmaan iyo Farxiyo Cali Cumar waxay...

shil Baabuur oo khasaare dhimasho ah geystay oo ka dhacay Magaalada Garoowe

0
2 qof oo mid  Haweeney ay tahay ayaa ku geeriyooday , Dad kalena waa ay ku dhaawacmeen, shil gaari oo maanta ka dhacay wadada...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta mamulka Galmudug, halkaas oo uu ka daahfuri...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo 9ka bishan Febraayo Hortagaya Golaha Baarlamanka Soomaaliya

0
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uuhortagao Xildhibaanada Golaha shacabka si uu uga war bixiyo  in xukuumadda oo 3...

Madaxweyne Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminaayo uu lagu soo dhoweeyay Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmuug. Wafdiga Madaxweyne Laftagareen ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...