30.8 C
Mogadishu
Saturday, April 12, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Alshabaab oo soo bandhigay Sawiro iyo Muuqaalo ay kaga hadlayaan weerarkii Saldhiga Mand Bay

0
Al-Shabaab ayaa baahiyay muuqaalo iyo sawirro la sheegay in laga soo qaaday weerarkii shabaab  ay ka fuliyeen sanadkii hore saldhigga Manda Bay ee dalka...

Maxuu ka yiri’ Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?

0
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka  hadlay shirka Dhuusamareeb ee uu madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in la qabto Isniinta soo socota Cabdiraxmaan...

Gudiga lagu murun san yahay ee doorashooyinka oo ugu hanjabay Puntland iyo Jubland la,aantood...

0
Ibraahim Xasan Xaaji oo ka tirsan Gudiga lagu murunsan yahay ee doorashooyinka ayaa ku goodiyay in maamulada Jubland iyo Puntland doorashada iyaga dartood aysan...

Duqeyn ka dhacday degaano ka Tirsan Gobolka Bakool

0
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa shegaya in degaano ka Tirsan gobolkaasi ay ka dhaceen duqaymo ay Fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn Duqaymaha ayaa ka...

Yuusuf Dabageed oo Amray in la xiro Dad soo Abaabulay kulan looga soo...

0
Ciidamada Amniga Magaalada Balad Weyne ayaa Xabsi dhigay ilaa 3 ruux oo mid Haweeney ay tahay 3 Ruux ee xabsiga la dhigay ayaa xalay laga...

Xiisado Colaadeed oo ka Taagan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xiisado Colaad weli ay ka Taagan tahay degmadaasi Shacabka degmada Balad Xaawo ayaa...

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga oo Qalab Sporti ka Gudoomay Saraakiisha Midowga Yurub...

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Alsayid Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa qalab isboorti kala wareegay xafiiska Taliska Midowga Yurub ee...

Madaxweyne Farmaajo oo shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka...

0
Muqdusho, 30 Jannaayo, 2021: Madaxweynaha  Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo...

WHO oo ka digtay Viruska Cusub ee Covid19

0
Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee  tallaalka anti-Covid-19 ee Caalamka qeybo ka mid ah laga isticmaalay. Tedros Adhanom ayaa...

Baarlamanka Puntland oo loo gudbiyay sharci muhiim ah

0
Kalfadhiga 47-aad Fadhigiisa 24-aad, ee Baarlamaanka Puntland  oo maanta ka Furmay Magaalada garoowe ayaa waxa xildhibaannada loogu qaybiyay Hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland, oo uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...