28.9 C
Mogadishu
Saturday, April 19, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

The Representative and Country Director of the World Food Programme (WFP) Somalia, met with...

0
Representative and Country Director of the World Food Programme (WFP) Somalia, Mr. El-Khidir Daloum Mahmoud Ahmed (Left) and the Executive Director of the national...

Xildhibaanada Jubland oo maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta tartameysa

0
Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhageysan doona  khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare Musharixiinta maanta Khudbadahajeedinaya  ayaa gaarayaan 8 muasharax, kuwaas oo ku...

Al-shabaab oo gubay gaari dameero raashiin waday

0
Al-Shabaab ayaa gubay gaari Dameero raashin siday , kuna sii jeeday degmada Waajid ee oo ka tirsan gobolka Bakool islamarkaana horey u go’doomiyay degmadaasi. Wararka...

Wakiilka Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Soomaaliya, oo la kulmay Agaasimaha fulinta ee hay’adda...

0
Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum Mahmoud Ahmed (Bidix) iyo Agaasimaha Fulinta Hay’adda wadaniga ee aan dowliga ahayn ee HIDA Mr. Mohamud...

Dawlada Federaalka u digtay maraakiibta sida sharci darrada uga kalluumeysta Xeebaha Soomaaliaya

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga kalluumeysanayo xeebaha. Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka suleymaan maxamed maxamuud...

Soomaalida oo ka muuqata siyaasada Wadanka Norway.

0
Oslo:- Soomaalida ayaa ah kuwo xiligaan ka dhex muuqanaya siyaasada wadanka Norway. Dhawaan ayay aheyd markii Baarlamaanka cusub ee Norway ka mid noqotay Maryam Abdi...

Laba walaalo ah oo ka mid noqday Baarlamaanka Norway.

0
Oslo:-Waxaa soo baxaya taariikh cusub oo laga dhigay Baarlamaanka cusub ee dalka Norway. Markii ugu horeysay mudo ku dhaw boqol sano waxaa baarlamaanka ka mid...

Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo warqadaha Aqoonsiga laga gudoomay

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee  Xukuumadda Soomaaliya  Balaal Maxamed Cusmaan, ayaa  warqadaha Aqoonsiga kaga guddoomay SafiirkaCusub  Sweden u qaabilsan soomaliya Federaalka...

Maamulka Jubland oo qabanayo doorashada Xubnaha ka dhiman Aqalka sare

0
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad goboleed Jubaland (SEIT) ayaa Soo saaray Jadwalka kuraasta dhiman ee Aqalka Sare ee Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed...

Dhageyso:Booliska Hirshabeele oo Hawlgalo ka sameeyay Magaalada Jowhar

0
Ciidamada Booliska dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa Hawlgalo ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Jowhar gaar’ahaan qaybo ka mid ah xaafada Hanti wadaag oo ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...