Home 2021
Yearly Archives: 2021
Soomaali weerar ka geystay dalka Talyaaniga
Sida laga soo xigtay Wargeyska Corriere
di Bologno waxa uu Nin Soomaali ah 5 qof ku dooxay Bas Dadweyne oo marayey magaalladda Rimini ee Gobalka...
Gaajo & macluul soo wajahday dadka kunool gobollada Soomalida Kenya
In ka badan laba milyan oo Kenyan ah oo ku nool gobalada Waqooyiga Kenya ayaa waxaa soo food saartay gaajo iyo macaluul baahsan, kaddib...
Wararkii ugu dambeeyay ee shirkii dhex-dhexaadinta Farmaajo & Rooble
Kulan saacado badan qaatay ayaa ka qabsaamay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaas oo lagu dhexdhexaadinayay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha...
Banaanbax & howlgal ka dhacay Magaalada laascaanood
Xalay waxaa Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Deegaanka Laascaanood oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmed Cilmi, iyada...
Puntland oo hubka ka mamnuucday Magaalada Gaalkacyo
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in ay dardar gelin doonaan howlaha suvida Amniga Magaalada Gaalkacyo oo dhowr jeer ay...
Shacabka Norwey oo codsaday in talaalka sedexaad ee COVID19 dib loogu dhigo.
Oslo:-Shacabka Norwey ayaa ku baaqay in dib loo dhigo Talaalka sedexaad ee Covid19 si talaalka uga faa,iideystaan wadamada saboolka ah.
Codbixin la sameeyay ayaa muujinaysa...
Doorashada Norwey oo meel xasaasi ah mareysa iyo xisbiyada qaar oo taagero helaya.
Oslo:-Doorashada baarlamaan ee dalka Norwey ayaa ah mid meel xasaasi ah mareysa iyada oo ay soo baxayaan in qaar ka mid ah xisbiyada dalka...
Booliska dalka Norwey ayaa loo ogolaaday qaadashada bastooyada korontada ah.
Oslo:-Warbaahinta NRK ayaa shaacisay in dowlada si rasmi ah ugu ogolaatay booliska dalkaan in ay qaadan karaan bastoolada korontada si loo yareeyo adeegsiyga hubka...
Norwey oo bilaabaysa Cirbada sedexaad ee talaalka Covid19.
Oslo:-Wasaarada caafimaadka dalka Norwey ayaa shaacisay in dhawaan la bilaabi doono qaadashada cirbada sedexaad ee ka hortaga xanuunka Covid19.
Wasaarada ayaa xustay in dowlada haatan...
Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Taliska qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo isku...