Home 2021
Yearly Archives: 2021
Wasaarada Caafimadka oo shaacisay Kiisaska Cudurka Covi19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.
Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan...
Puntland oo digniin ka soo saartay Roobab dabaylo wata
Maamulka Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata, oo saacadaha soo socda ku wajahan xeebaha Gobolkaas.
Qoraal ka soo...
Muwaadhin Soomaali ah oo lagu dilay Koofur Afrika
Allah ha u naxariistee ganacsatade Isaaq shiinow Cali ayaa burcad hubeeysan waxa ay ku dileen Afaafka hore ee dukaankiisa oo ku yaala duleedka magalada...
Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan oo Iscasilay
Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Iidow ayaa iska Casilay xilkii Afahyeen ee maamulka gobolka Hiiraan ka dib markii xaalada magaalada Baladweyne ay isbadeshay...
Xisbiyada Hogaamiyo Norwey oo dib isaga celiyay lacago si qarsoon ku soo galay.
Oslo,Xisbiyada Høyre, Venstre iyo KRF ayaa dib isaga celiyay lacago si qarsoodi ah ku soo galay.
Qoraal ay soo saareen xisbiyadan Hogaamiya Dowlada ayay ku...
Doorashada Norwey oo isbuucii labaad socota.
Oslo, Doorashada Baarlamaan ee dalka Norwey ayaa isbuucii labaad socaneysa waxaana muuqanaya in bulshada Norwey si aad ah codadkooda u dhiibanayaan.
Xisbiyada ku tartamaya Doorashada...
Soomaliland oo Xabsiga ka siideeysi Siyaasi Cabdijamaal Cismaan
Siyaasiga lagu magacaabo Cabdijamaal Cismaan Maxamed, ayaa laga sii daayay xabsiga magaalada Hargeysa, oo maalmo ka hor lagu xiray.
Somaliland kama aysan hadlin sababta keentay...
Madaxweyne Deni oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Abshir Aw-yuusuf Ciise
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Waxbarashada...
Shirka Golaha Watashiga Qaranka oo maalintii labaad galay
Shirka Golaha wadatashiga ayaa maalintii labaad lagu qabanayaa Magaalada Muqdisho
Shirka ayaa shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afasiyooni ayaa waxaana ka qayb galay...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu wado in uu soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka...
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa inuu liiska musharaxiinta Aqalka Sare uu soo saaro , kadib markii uu soo gaba gabeeyay la tashiyadiisii...