Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madweynihii Afganistan oo la baxsaday malaayiin doolar.
Kabul, Madaxweynihii wadanka Afganistan Ashraf Ghani ayaa lagu soo eedeeyay in uu la baxsaday lacago malaayiin doolar ah.
Ashraf Ghani ayaa la baxsaday lacag gaareysa...
Wafdi ka socda golaha Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho+ Sawiro Daawo:
Wafdi ka Socda Golaha Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho
Xubno ka tirsan DFS oo uu qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud Ee...
Gudoomiyihii degaanka Garasbaaleey oo qarax miino lagu dilay
Maxamed Abuukar Afrax oo ahaa gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ayaa ku dhintay qarax miino oo lagula eegtay deegaankaasi Garasbaaley ee duleedka Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay...
Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Habraaca doorashada Golaha shacabka
Guddiga Hergelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.
Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka beelaha leh kuraasta ayaa la siiyey awoodda...
kallumeysato ku geeriyootay xeebaha gobolka Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ilaa iyo 5 qof ayaa ku dhinteen Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ka dib markay la...
Wasiirka Haweenka ee XFS oo la kulanaty Danjiraha Sweden u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xaruunta Wasaarada Haweenka ku qaabishay danjiraha dowladda Sweden ee Soomaaliya,...
Maleeshiyo Dad shacab ahaa ku toogatay duleedka degmada matabaan ee gobolka Hiiraan
Inta la og yahay 2 qof oo shacab ayaa ku dhimatay 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii kooxo Maleeshiyo beeleed ah...
Dhageyso: Wabiga Shabeele oo laga cabsi qabo in uu ku fataho Magaalada Jowhar
Wararka Ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in laga cabsi in Wabiga shabeele uu ku Fataho Xaafada Kulmis.
Gudoomiyaha Xaafada...
Gudiga doorashooyinka oo baaq baaq U jeediyay Madaxda Dawlad goboleedyada
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan (Cirro) ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka Sare...
Danjiraha Cusub ee DFS u qaabilsan Sacuudiga oo warqadaha Aqoonsiga laga gudoomay+Sawiro
Safiirka dowladda DFS ay dhawaan u magacawaday Dalka Sacuudi Carabiya ayaa warqadaha aqonsiga Safiirnimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas
Saalim Macow Xaaji oo ah...