28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Diyaarad xamuul oo ku bur burtay garoonka diyaaradaha degmada Dhoobley

0
Wararka ka naga soo gaaraya  degmada Dhoobleyee gobolka jubada Hoose  ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Kenya ay ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada...

Madaxweynaha Puntland oo maanta Socdal ku tagaya Degmada Goldogob ee gobolka Mudug

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Talaado ah ku wajahan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Socdaalka Madaxweynaha, oo ah...

Maamulka puntland oo Xoghaye Cusub u Magacaabay Degmada Gaalkacyo

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiir...

China oo lacago Deyn ah ka cafisay Soomaaliya

0
Dowladda Shiinaha ayaa qaadatay go’aan daynta lagaga cafinayo dalal Soomaaliya ay ka mid tahay. “Shiinuhu wuxuu daynta ka cafiyay Soomaaliya isaga oo aan dalbanin isbeddel...

Madaxweynihii hore Hir shabeele Cali Cabdulaahi Cosoble oo la kulmay Madaxweyne Farmaajo

0
Madaxweynihii hore Maamulka Hirshabelle  Cali Cabdulahi Cosoble ayaa kamid noqoday xubnaha raadinaya qabashada xilka Ra’iisal Wasaarha  cusub ee Soomaaliya Cali Cabdulaahi Cosob ayaa la kulamay...

Shirkii Beelaha Mudulood oo ka Furmay Muqdisho iyo Madaxweynayaal hore oo khudbad ka jeediyay+Sawiro

0
Madaxweynayaashii hore Soomaaliya ShariifSheekh Axmed  ‘ Xasan sheikh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed ayaa Khudbad ka jeediyey Shirka Beelaha  Mudulood maanta si Rasmi ah...

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay dhismaha wadooyinka Gaalkacyo

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo, ayaa dhagax dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha waddooyinka Nabadda ee isku xira Waqooyiga...

khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qaraxa ayaa waxaa fuliyay qof ismiidaamiyayoo isku soo rakibay Walxaha Qarxa , wuxuuna ka  dhacay maqaayad lagu magacaabo Luul Yamini oo ku Taala Degmada...

Gudoomiye ku xigeenkii Maaliyada Degmada Wanlaweyn oo Qarax lagu dilay

0
Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo  Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa xalay  lagu dilay degmadaas. Guddoomiyaha ayaa u geeriyooday...

Duulimaadyada Caalamiga ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo maanta bilowday

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya ugu dhawaaqday in ay dib u furtay dhammaan duullimaadyada Caalamiga ah oo ku xirmay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...