27.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku sii jeeda Dhuusamareeb iyo Villa Soomaaliya oo ka hadashay...

0
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed, oo Qoraal kooban  soo dhigay Bartiisa Facebook, ayaa si rasmiya u shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo uu Gelinka...

In kabadan 30 kun oo Arday ah oo maanta fariistay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga...

0
Ku dhawaad 40kun Arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta  galaya  imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare. Imtixaankaan ayaa waxaa  diyaarisay wasaarada waxbarashada ee...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Eedeeyay Dawlada Federaalka Soomaaliya

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo kulan kuala yeeshay Magaalada Hargeysa Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyey dowladda Federaallaka Soomaaliya dib u...

Wararkii Ugu dambeeyay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb

0
  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta uu berri ah uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb eeXaruunta  Galmudug halkaas oo uu ka furmayo...

Axmed Madoobe oo wasiiro Mucaarad ku ahaa kula kulmay Garoowe

0
Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Maamulka Jubland ayaa magaalada Garowe kula kulmay xubno ka Tirsan wasiirada dowlada federalka ee ka qeybgalay aaska marxuum...

Dhageyso :Wabiga shabeele oo Fatahaad ka geystay degmada Afgooye+Sawiro

0
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in daadad ka dhashay roob ka da’ay gobolka shbeelaha Hoose iyo fataahad uu...

Marxuum Xasan Abshir Faarax oo lagu aasay Magalada Garoowe+sawiro

0
Ra’iisal Wasaarihii hore ee  Soomaaliya Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa Maanta Aas Qaran loogu samaynaya Magaalada  Garoowe. Aaska Qaran, waxaa ka qayb-galay Ra’iisal Wasaaraha dawlada...

Wafdi Uu hogaaminaayo Ra’iisal Wasaare Kheyre oo garoowe lagu soo dhaweeyay

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre,iyon xubno ay ka mid yihiin  madaxweynahayaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, ma’suuliyiin ka tirsan a dowladda Federaalka ayaa gaaray...

Wararkii Ugu dambeeyay iyo Dawlada Federaalka oo xirtay garoonka diyaaradaha Baladweyne

0
Wararka imaanaya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in gabi ahaanba la xiray garoonka diyaradaha magaalada Baladweyne ka dib markii garoonkaasi ay ku soo dhacday diyaarad...

100 xildhibaan oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in uu cadeeyo mowqifkiisa ku saabsan doorashooyinka...

0
Xildhibaano tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan  la yeeshay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankaan oo ka dhacay xaruunta Madaxtooyada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...