27.1 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo saaray digniin la xiriirta Imtixaanka ay galayaan...

0
aliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020, kaas dalka ka bilaabandoona 18-July-2020. Sida ay sheegtay Wasaarada...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay salaada Janaasada ee lagu Tukaday Marxuum Xasan Abshir Faarax

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisul...

Ganacsade lagu dilay Dalka Koofur Afrika

0
Wadanka koofur Afrika ayaa waxaa lagu dilay mawaadhin Soomaaliyeed oo xarun Ganacsi ku lahaa  dalkaasi. Alle ha u naxariistee wawaadhinka ayaa waxaa lagu magaacabayay  Axmed...

qaban qaabada Aaska Marxuum Xasan Abshir oo ka socota Magaalada Garoowe

0
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya  Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa Maanta ayaa Aas Qaran loogu samaynaya maanta Magaalada   Garoowe. Maydka Marxuum  Xassan Abshir, waxaa Xalay...

Dhageyso:Gudoomiyaha Golaha shacabka oo dhaliilay Socdaal ka uu dhuusamareeb ku tagay mahad Cabdala Cawad

0
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka horyimid baaqii madaxd goboleedyada dalka ee ahaa in xiligaan doorasho qof iyo...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Boosaaso

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya Khasaare nafaeed uu ka dhashay dab ka kacay gurya ay deggan yihiin Qoysas danyar ah oo ku...

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubland

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe ku soo dhoweeyey wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubaland, waxa uu ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Garoowe gaaray

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "QoorQoor" iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland waxaana garoonka Diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

0
Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya  Cabdi XaashiCabdilaahi Soo dhoweynta waxaa ka qayb galay...

Shabaab iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dagaalamay G/Hiiraan

0
Faah faahino ayaa ka soo baxaya dagaal  Xooggan oo u dhexeeyey Xarakada Alshabaab iyo Ciidamo Itoobiyaan ah  oo ka dhacay deegaanka Halgan oo ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...