28.7 C
Mogadishu
Tuesday, April 7, 2026
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Aaska loo sameynaayo Marxuum Xasan Abshir

0
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya oo ka Tirsan Guddiga qaban qaabada aaska Marxuum Xasan Abshir Faarax ra'iisul wasaarihii hore ee...

Roob ka da’ay muqdisho oo saameyay isu socodka Dadka iyo Gaadiidka+Sawirro

0
Roob xooggan ayaa xalay ilaa iyo saakay ka da’ay Magaalada Muqdisho, Roobka ayaa saameeyn ku yeeshay  isku socodka Dadka iyo Gaadiidka isaga kala goosha...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo soo dhaweeyay warmurtiyeedkii shirka Dhuusamareeb

0
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayuu ku sheegay in uu si diirran u soo dhowaynayo Go’aannadii ka soo baxay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka badbaaday Qaraxa +Sawirro

0
Faah Faahino ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray Kolonyo gaadiid uu la socday taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed janeraal Odawaa Yuusuf...

Wararkii ugu dambeeyay Dab ka kacay booyad shidaal

0
Waxaa lagu guuleestay daminta dab ka kacay Booyad shidaal siday oo taagned kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb gaar ahaan Agagaarka Hanaano Hospital...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb kula kulmay Ururada Bukshada Rayidka

0
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug  ku qaabilay Mas’uuliyiinta Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u Tagay dhiirrigelinta shirkii wada Tashiga Galmudugee...

Dhageyso:Wasiirka Waxbarshada Cabdilaahi Goodax Barre oo sheegay in Ardayda Puntland aysan heli doonin...

0
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday in ardayda degaannada Puntland oo aan ka qeybgelin Imtixaanka Shahaadiga ee ay dowlada...

Taliyaha Militariga Soomaaliland oo safar qarsoodi ah ku tagay degaanka Tukaraq

0
Taliyaha guud  Ciidamada Somaliland jeneral Nuux Ismaaciil Taani, ayaa socdaal qarsoodiya ku Tugay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan...

Dhageyso: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo digniin soo saaray

0
 Taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo warbaahinta u waramay ayaa sheegay in waayahan dambe ay soo bateen gaadiidka sida sharci darrada...

puntland iyo dawlada Federaalka oo Gudi u kala magacaabay Aas loo sameyanayo Marxuum...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay diyaarinta Aaska qaran ee Marxuum Xasan abshir Faarax Ra’isul Wasaarihii hore ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...