25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dhageyso: Gudoomiyihii Hore Degmada Leego oo ka hadlay Colaada Degmada Wanlaweyn ka jirta

0
Gudoomiyhii hore Degmada Leego gobolka shabeelaha Hoose Abuukar Cabdilaahi Isaaq Alcadaala ayaa ka hadlay Colaad laba Beelood ku dhex martay Degmada Wanlawen ee gobolka...

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo xilkii Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya laga qaaday

0
Aadan Barre Ducaale ee laga soo doorto Degmadda Gaarisa ayaa lagu dhawaaqay in laga qaaday Xilkii ahaa Hogagamiyaha Aqlabiyadda ee Barlamaanka Kenya. Kulan gaar  ah...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta ka doodaya Xeerka matalaada Gobolka Banaadir

0
Kadib, markii ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ay shalay u codeeyeen Qoondada Kuraasta Haweenka ku leeyihiin Barlamaanka ayaa waxay Xildhibaanadda maanta u ballansan yihiin inay...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga Hay,adda Duulista Rayidka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka...

Shabaab oo weerar Isqarxin ah ka geystay koofurta gobolka Mudug

0
shabaab ayaa la sheegay inay Abaarihii 6-dii iyo barkii subaxnimo ay weerar Is-miidaamin ku qaadeen Saldhiga Qeybta 21-aad ee Ciiddanka XDS ku leeyihiin duleedka...

Trump oo sheegay in Soomaaliya aysan Dawlad ka jirin

0
Madaxweyne Donald Trump waxa uu hadalkaasi ka jeediyey Isku-soo-bax tiro yar oo xalay ka dhacay magaalladda Tulsa ee Gobalka Oklahoma oo lagu taageerayey Ololihiisa Dib-u-doorashada Madaxtinimada Maraykanka ee...

Dhageyso. Axmed Baasto oo ka hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo Horumarka Galmudug

0
Madaxweynihii hore Galmudug Axmed Baasto ayaa ka hadlay Arimo badan oo ay ka mid yihiin horumarka Galmudug iyo doorashooyinka Soomaaliya Mudane Axmed Baasto ayaa ugu...

Farmaajo oo ku howlan qorshe u muuqda fashil arrimaha doorashada,

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo mudadda loo doortay xilka Madaxweynaha bilooyin ka harsan tahay kuna fashilmay balanqaadyadii xiligii uu ku jiray olalaha doorashada ayaa...

Ma sahlana Xilka qaadista Cabdi Xaashi sababta Ogoow?

0
Qorista Mooshinka xilka qaadista Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa maalmahii ugu danbeeyay si xowliya ugu socday Magaalada Muqdisho. Mooshinka ayaa gaaray balan...

Kenya oo sheegtay Carona dartiis in dhacdooyin yaableh la arkay!!

0
Dowladda Kenya ayaa soo warisay koror ku yimid gabdhaha da’da yare e uurka qaaday inta lagu jiray Bandowga Coronovirus, ku dhawaad 4,000 oo gabdhood...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...