Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay koofur Afrika
Wararka ka imaanaya Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya kooxo burcad ah ay ku dileen Magaalada Cape Town Mawaadhin Soomaali ah kana mid ahaa Ganacsatada...
Madaxweyne Ismail Omar Gelle oo xaqiijiyay kulan bari ka dhici doona Jabuuti
Djabuti, Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismail Omar Gelle ayaa goordhaw xaqiijiyay kulan sedex geesood ah oo maalinta bari ka dhici doona Dalka Jabuuti.
Gelle ayaa goordhaw...
Farmaajo Mursal iyo Kheyre oo berito hal dal uwada safraya xog muhiima?
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa maalinta berito lagu wadaa in ay u wada...
Masuuliyiin iyo shaqaale DF kamid oo Muqdisho maxkamad ka soo hor muuqanaya
Maanta waxaa lagu wadaa in maxkamada Gobolka Banaadir la horkeeno 10 Qof oo katirsan Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaliya oo uu ku jiro Agaasimaha...
Xog kusaabsan deeganada uu maanta booqanayo M/weyne Qoor qoor!
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kusii jeedda degaano iyo degmooyin ku yaalla gobolka Mudug.
Madaxweynaha ayaa lagu waddaa in maanta...
Sheekh Shariif oo soo dhoweeyay talaabo u qaaday G/ Cabdi Xaashi
Madaxweynahii Hore Dowladda KMG Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay ku soo dhoweeyay guddiga uu magacaabay Gudoomiyaha Aqalka Mudane Cabdi...
ciidanka jubland oo guulo ka sheegtay weerar ay ku qaadeen degaano shabaab ay ku...
Wararka ka imaanaya gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeey shabaab iyo ciidamada jubland uu ka dhacay degmada dhuubleey oo ka Tirsan...
Madaxweyne Waare oo xilkii ka qaaday Wasiiro ka Tirsan Hir shabeele kuwo kalena magacaabay
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in uu Xilalkii Ka qaaday Wasiir ku xigeenka Amniga Geelle isaaq Warsame Iyo Wasiiru Dowlaha...
Xog ku saabsan wadahadalada Dawlada Federaalka iyo Soomaaliland
Warar ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu kulan kula qaadan doono dalka Jabuuti madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweyne Farmaajo...
Dhageyso: Wasiir ka Tirsan Maamulka Hirshabeele oo Is Casilay
Wasiir ku xigeenkii Amniga Maamulka Hir-Shabelele Geelle Isaaq Warsame ahna Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Hir shabeele ayaa sheegay inuu iska Casilay xilkii Wasiir ku...

























