Home 2020
Yearly Archives: 2020
Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo Amray Wasiiro hore iyo Xildhibaano in ay soo...
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey’addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal hayay...
Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo sheegay in Doorashada Hirshabeele la Afduubay
Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweyne Deni oo kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Puntland ayaa maanta kulan Irdaha u xiran yeeshay Magaalada Garowe, kulankaas oo ay uga...
Dhageyso :Siyaasi Cabdullaahi Dheere oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xildhibaan Cabdilaahi Goodax Barre
Siyaasiga Cabdillaahi Xaaji Dheere ayaa ayaa oo warbahinta la hadlay ayaa si kulul uga warramay Warar maalmihii la soo dhaafay uu baraha Bulshada soo...
Taliye Xijaar oo Isbedel ku Smaeeyay Saraakiisha Ciidanka Booliska Galmudug
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdi Xasan Xijaar ayaa isbedel ku sameeyay Taliska ciidanka booliska Galmudug.
Dekaraeeto ka soo baxday Taliye Xijaar ayaa taliyaha...
Ra,iisal Wasaare Rooble iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Magaalada garoowe
Ra,iisal wasaaraha wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uuHogaaminaayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Garoowe .
Wafdiga Ra,iisal Wasaaraha ayaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada...
Amarkii dilka ahaa ee Madaxweyne Trump oo la fuliyay
Maxbuuskii dilka ku xukunnaa ee Brandon Bernard ayaa lagu fuliyay xukunka, gudaha xabsi ku yaalla Indiana ee Dalka Maraykanka kaddib markii codsiyo ay daqiiqadihii...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray goboka Gedo
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka...
Wafdi uu horkacayo Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta lagu wado in ay gaaraan Magaalada...
Wafdi uu Hogaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxemed Xuseen Rooble ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Socdaalka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Daka oo Amary in la soo qato Dadkii ka dambeeyay...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Jen. Odawaa Yuusuf Raage, ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu lau soo qabanayo , Kooxihii ka dambeeyay dilkii...

























