25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Taliska Africom oo sheegay in duqayn ay ku dileen Xubno ka Tirsan Alshabaab

0
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM, ayaa sheegay in laba duqayn oo ay ka geysteen Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe, ay la begsadeen...

Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo la wareegay Degaanka Gendershe

0
Ciidadamada xoogga dalka ayaa Alshabaab kala wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ay ka fuliyeen Degaankaasi. Taliyaha ciidanka lugta Janaraal Maxamed...

Maxkamadda Sare ee Puntland oo dib u dhigtay dhageysiga Dacwada xildhibaanadii Xasaanada laga qaaday

0
8 xildhibaan oo ka Tirsan baarlamaanka Puntland isla markaana dhawaan xasaanada laga qaaday maanta la filayay in dacwadoodu ay ka bilaabato maxkamadda sare ee...

Alshabaab oo la wareegay degaano ka Tirsan Puntland

0
Al-shabaab ayaa saaka la wareegtay degaanka Milxo, oo ka tirsan degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag, islamarkaana u dhexeeya Durduri iyo Laasqoray. shabaab ayaa subaxnimadii hore...

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre oo la kulmay Ardayda dhigata Jaamacadaha Muqdisho

0
Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre oo xaruntiisa kula kulmay qaar kamid ah gabdhaha aqoon-yahanka ah iyo ardayda jaamacadaha ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa...

Mahdi Guuleed oo ka hadlay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona

0
Ra,iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay walaaca ay musharaxiinta ka qabaan in madaxweyne Farmaajo uu sameeyo doorasho...

Faransiiska oo Meelmariyay Sharci wax u dhimaya Muslimiinta

0
Golaha wasiirrada Xukuumadda Faransiiska ayaa ansixiyay hindise-sharciyeed looga gol leeyahay in wax looga qabto xagjirnimada kaddib weerarradii is xigxigay ee dhowaan ka dhacay dalkaas. Sharcigan...

Maamulka Galmudug oo ka hadlay Weerar lagu dilay Saraakiil Ciidan

0
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlayay BBC ayaa sheegay in 7 sarkaal oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku...

Taliyihii Ciidanka Danab oo la sii daayay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Taliska Ciidamada Xoogga Dalka uu ku eedeeyay wax is daba Marin “Musuq” iyo Isticmaalka Awood...

Faah Faahino ka soo baxaya weerar lagu dilay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

0
Ilaa 6 sarkaal ka tirsan qeybta 21-Aad ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa lagu dilay weerar dhabo gal ah oo ka dhacay duleedka magaalada Guriceel...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...