26.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Weerar caawa lagu qaadey xero ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan AMISOM.

0
Wararka Caawa laga helayo deegaanka Buufow Bacaad ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan...

Deg deg Qarax khasaaro geystay oo Ka dhacay duleedka Muqdisho.

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka lagu aaso oo duhurnimadii Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro...

Shaqaale lagu amray in guryahooda ay ku dhex Shaqeyaan iyo cabsi xoogan oo...

0
Waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo Xanuunka Corona oo cabsi badan ku haya adduunka , waxa ayna keentay in Shirkadaha Sheeneesku ay ku amraan...

Madasha Xisbiyada Oo war kasoo saaray doorashadii shalay ee Galmudug

0
Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shaakir ayaa waxaa looga hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Madaxweynaha Cusub...

Banaanbax lagutaagerayo M/weeyne Qoor-qooro oo kadhacay magaalooyin Ka Tirsan Galmudug.

0
Magaalooyinka Caabudwaaq, Gaalkacyo iyo Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa ka dhacay Bananbaxyo xoogan oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed...

Mareykanka oo aqoonsaday doorashada Madaxweyne Qoor-qoor (Akhriso)

0
Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitterka ku soo...

Muungaab oo farriin u direy Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

0
Muqdisho: Guddoomiyihii hore ee Gobolkaan Banaadir ahna hoggaamiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) aya taageeray doorashada maanta ka dhacdey Magaalada dhuusamareeb,isla...

Musharax Odawaa oo sheegay in ay dhisayaan Galmudug mideysan

0
Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka sidoo kalena kamid ahaa musharixiinta aan is diiwaangelin ee Galmudug ayaa sheegay in...

Xaaf oo doorashada maanta ka dhaceyso Dhuusamareeb ku tilmaamay tii Axmed Baasto oo kale.

0
Gaalkacyo : Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa ka hadlay doorashada maanta ka dhaceyso Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Xaaf,...

Cali Ciid oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

0
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, ayaa doortay Madaxweyne Ku xigeenka Maamulkaasi, kadib doorasho xasaasi aheyd oo ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Shanta musharrax ayaa wareeegii koowaad kala...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...