25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xaaf oo loo doortay Madaxweynaha aan dhicin ee Galmudug.

0
Gaalkacyo,Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug garabka ku sugan Gaalkacyo ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeen. Kulankaan oo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanada intooda...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo la kulmay Madax ka socotay Bankiga Aduunka(Sawiro).

0
Muqdisho,Wasiirka Ganacsiga iyo dalxiiska Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Ali Hassan ayaa Maanta Kulan la qaatay Madax ka socotay Bankiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya. Kulankaan...

Godkii ugu dheeraa ee la isaga kala gooshi jiray Mexico iyo Mareykanka oo la...

0
California, Saraakiil ka tirsan dowlada Mareykanka ayaa xaqiijiyay in ay heleen godkii ugu dheeraa ee la isaga kala gooshi jiray wadamada Mareykanka iyo Mexico. Godkaan...

Qaraxyo lala beegsaday kaamirooyinka ku xiran qeybo ka mid ah wadooyinka Muqdisho.

0
Muqdisho, Qaraxyo xoogan ayaa saaka laga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Qaraxyadaan ayaa ahaa miinooyin lala beegsaday kaamirooyinka ku xiran wadooyinka Muhiimka u...

Imisa lacag ah ayaa ka soo xarootay musharaxiinta Xilka Maamulka Galmudug (Warbixin).

0
Dhuusa,mareeb, Musharaxiinta u tartamayay. Xilalka kala duwan ee Maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ay ka soo xarootay lacago aad u farabadan. Musharaxiintii u...

SAWIRO: NISA oo sheegtay in gacanta lagu dhigay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada

0
Moqdisho :Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Amnigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan Al-Shabaab, iyo...

Baarlamaanka Midowga Yurub oo goordhaw ogolaaday ka bixitaanka Ingiriiska.

0
Brussels, Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa goordhaw isku raacay in Dowlada Ingiriiska ka baxaan Midowga Yurub. Kulan maanta isugu yimaadeen Wakiilada Midowga yurub ayaa looga hadlay...

Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo dib loo dhigey

0
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay goordhow  ku dhawaaqeen in Muddo Saddex Cisho ah dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha...

Xildhibaanada Ahlu Sunna oo Sheekh Shaakir Madaxweyne u doortay.

0
Iyadoo shalay Ahlu Sunna ay soo bandhigeen liiska Xildhibaano ka yimid Ahlu Sunna, islamarkaana ay yihiin Xildhibaanadaasi kuwa sharci ah, ayaa maanta Xildhibaanadii waxa...

Shiinaha oo Todobaad ka yar ku dhisay Isbitaal Weyn(Sawiro).

0
China,Dowlada Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday in ay dhistay isbitaal weyn oo lagu daweyn doono dadka qaba cudurka Corona. Mas,uuliyiin ka tirsan Shiinaha oo la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...