25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Amaanka Xaruunta Baarlamaanka Puntland oo la Adkeeyay

0
Xaruunta Aqalka Baarlamaanka Puntland ayaa la geeyey ciidamo cusub oo booliis ah kadib markii qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland ay codsadeen in la bedalo...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo Eedeeyay Dawlada Kenya

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa difaacay Tallaabada Siyaasadeed ee dowladda Federaalka ay ka qaadatay dalka Kenya iyo dadaalka ay ugu...

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe

0
Faah Faahino ayaa kasoo baxaya Shil Diyaaradeed oo maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Diyaaradda Airjabouti ayaa shil ku gashay Garoonka DIyaaradaha ee...

buuq ka dhashay kulan Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Uga socday Magaalada Garoowe

0
In ka badan 20 xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Wakiilalada Puntland ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Garoowe ayaa Waxaa ay ku...

Kenya oo ka Jawaabtay Tallaabadii Dawlada Soomaaliya ay ku masaafurisay Safiirkeedii u...

0
Xukuumadda Nairobi ayaa ka hadashay go'aankii ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Soomaaliya MR.Lucas Tumbo oo lagu amray...

Goobihii ganacsiga ee Magaalada Garoowe oo la xiray

0
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga Garoowe Irdaha la isugu laabay iyadoo dad isku ay isku...

Alshabaab oo Weerar qaraxyo ku bilowday ka geysatay koofurta Gobolka Mudug

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Dagaal xooggan oo qaraxyo ku bilowday ay Alshabaab saakay ay ku qaadeen deegaanka Bacaadweyn ee gobolka...

Maxaa ka jira in Midowga Mushiriinta iyo Madaxweyne Farmaajo kulan ay wada yeelanayaan?

0
Faah Faahino ayaa kasoo baxaya Kulan ay Midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa Xalay ku yeesheen hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo u yeeratay Safiirkii u Fadhiyay Dalka Kenya

0
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arimaha dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cali Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya danjire Maxamuud...

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweyne Deni

0
Wafdigaan ka socda Beesha Caalamka ayaa magaalada Garoowe kulan kula kulmay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Wafdiga Beesha Caalamka ayaa ka koobnaa Ku-xigeenka wakiilka Qaramada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...