25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Baasaboorka Somalia oo la sheegay in Fiiso La’aan lagu tegi karo in ka badan...

0
Hay’adda Qiimaysa Tayada iyo Heerarka Baasabooradda Caalamka ee Henley & Partners waxay soo bandhigtay Baasabooradda ugu xoogga badan Caalamka iyo tirade dalalka  Fiiso la’aanta lagu tegi...

Danjiraha Soomaaliya ee Austria oo la magacaabay

0
Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha https://www.aragticusub.com/wp-admin/edit.php?post_type=pageAqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Danjire Ebyan...

Kenya oo ka hadashay xaalada Dhaqaatiir shabaab ay ka soo Aftuubteen Mandheera

0
Shabakadda Wararka ee cubanews.com ayaa qortay inay Dowladda Kenya xaqiijisay inay Dhakhaatiirtaasi nool yihiin, isla markaana ku hawlan yihiin sidii loo sii dayn lahaa iyagoo...

Dawlada Federaalka oo lacag dul dhigtay xubno ka Tirsan shabaab

0
Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed Ku wargelisay in ay lacag Ku bixineyso ciddii soo sheegta shan qof oo ka mid ah Al shabaab kuwaas...

Mareykanka oo dalkiisa ka cayriyay Askar Sacuudiyan ah.

0
Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in wadankeeda ka cayrin doonto Askar sacuudiyaan ah oo tababar ku qaadanayay dalkooda. Xeer ilaaliyaha Qaranka Mareykanka William Barr oo warbaahinta...

Daawo Sawirada laga soo qaaday Toora-toorow.

0
Ciidamada dowlada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deegaanka Tooro-toorow ee Gobolka shabeelaha Hoose. Deegaanka ayaa sanooyinki ugu dambeeyay ahaa meel ay xarun ka...

Maalqabeen sagaal milyan oo doolar siinaya dadka ku taxan bartiisa Twiter-ka

0
Warbaahinta Bloomberg, NBC News, CNBC iyo ABC ayaa kusoo warramay in bilyaneer u dhashay dalka Japan, laguna magacaabo Yusaku Maezawa, sanadkii horena caan ka...

Askari ilma yar ku toogtay Xarunta Gobolka Banaadir.

0
Askari ka tirsan Ciidamada dowlada ayaa maanta wiil sideed jir ah ku toogtay ilinka hore ee laga galo xarunta Gobolka banaadir. Askarigan oo ka tirsan...

Sheekh la aqal galay nin halkii uu gabar ka filayay(yaab)

0
Sheekh u dhashay wadanka ugandha ayaa la aqal galay nin halkii uu ka sugayay haweeney uu xiriir la lahaa. Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed...

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Xaruntii ugu weyn Alshabab ee Sh.Hoose.

0
Ciidamada Danab ee dowlada Federaalka Somalia ayaa maanta si buuxda ula wareegay Deegaanka Tooto-toorow ee Gobolka shabelaha Hoose. Deenaankaan ayaa ahaa mid ka mid ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...