Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxaa looga hadlaya Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka maanta ay ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho?
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ah ku yeelanaya Villa Hargeysa.
Ajendaha kulanka ayaa ah dhagaysiga warbixin ku saabsan saameynta...
Xubno ka Tirsan Maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray Wadooyin ay saameeyn ku yeesheen ...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay kormeeray waddooyinka waa-weyn ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo...
Beeraleyda gobolka shabeelaha Hoose oo ka cabanaya Ayax dhibato ku haaya dalagyada Beeraha iyo...
Ayax badan oo gaaray gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku habsaday beero ku yaalla gobolka, gaar ahaan degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoostaga.
Ayaxa ayaa baabi’iyay dalagyada...
Ciidamada Kenya iyo Alshabab oo ku dagaalamay gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu xalay alkaasi ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidanka Kenya iyo Al-shabaab.
shacabka ku...
Madaxweyne Lafta gareen oo magacaabay Gudi – hoosaadka doorashooyinka Koofur Galbeed ku matalaya...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, ayaa maanta oo Khamiis ah magacaabay Guddi-hoosaadka heer Dowlad Goboleed, ee Arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 kala...
Ciidamo dheeraad ah oo kaTirsan Hawlgalka Amisom oo ka soo degay garoonka diyaaradaha...
Saraakiisha Hawlgalka Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ciidan cusub oo boolis ah ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal iyo iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka:...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020/2021.
Dikreeto ka soo baxday Xafiiska...
Mas’uul ka Tirsanaa Maamulka Puntland oo lagu dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
Kooxo hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay marxuum Cabdinuur Maxamed Cabdulle, oo ka tirsanaa Dowladda Hoose ee Gaalkacyo.
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug,...
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Somaliland oo Xukun ku riday Milkiilihii AstaanTv , Cabdimanaan Yuusuf...
Somaliland ayaa xukun ku riday mulkiilihii Astaan TV, Cabdimanaan Yuusuf Maxamed oo muddo ku xirnaa Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Somaaliland...
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay Ujeedka Socdaalkii labaad Muddo Asbuuc uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya S Shariif Sheekh Axmed oo muddo Asbuuc dhexdiisa laba jeer Socdaal ku tegay magaalada jowhar ayaa waxaa ka hadlay u...