26.5 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo gaaray Magaalada...

0
Wararka ka Imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh...

Alshabaab oo war ka soo saaray weerarada Faransiiska ka dhacay

0
Al-shabaab ayaa bayaan ay soo saartay ku bogaadisay weerarro dhawaantaan ka dhacayay gudaha dalka Faransiiska, kuwaas oo ay lala beegsaday Dad rayid ah. Sida ku...

Denmark oo laga hirgaliyay shirkad Sambuuska sameeyso

0
Soomaalida kunool Denmerk   ayaa xiligaani waxa ay alsoo shirtageen xirfadahooda ku aadan Sanbuus sameenta iyadiina arinkaasi ay si aad ah u soodhaweeyen bulshada...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Koofur Afrika

0
Wararka ka Imaanaya  Wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaali ah dil & dhaawac loogu gaystay dalkaasi. Koox burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa...

Ayax ku Habsaday Degaano ku yaala gobolka shabeelaha Dhexe

0
wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya n Ayax badan uu ku Habsaday degaano ka Tirsan gobolka shabeelaha Dhexe Degaano hoostaga Degmada Mahdaay ee...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri ‘ Xoriyadda Saxaafada Soomaaliya?

0
Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ballan qaaday inuu dhiirrigelinayo xorriyadda saxaafadda, kadib markii uu uu kulan la qaatay xubno ka Tirsan...

Maxkamad ku Taala Magaalada Nairobi oo Xukun ku riday shaqsiyaad lagiu Eedeeyay Weerarkii Westgate...

0
Maxkamad ku taalla Magaalda Nairobi ee Dalka Kenya ayaa laba nin ku kala xukuntay 33 iyo 18 sano oo xarig ah , Xukunkaas oo...

Degaano ka Tirsan Puntland oo Roobab Mahiigaan ah uu ka da,ay

0
Roobab Xooggan , ayaa xalay ka da’ay degaanno ka tirsan puntland gaar,ahaan gobolada Karkaar iyo Nugaal, kuwaas oo qaarkood aysan hore uga di’in Roobabka...

Xildhibaanada Cusub Baarlamaan Goboleedka Hirshabeele oo maanta la dhaarin doono

0
Magaalada Jowhar ee Xaruunta Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa la Filayaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaas. Munaasabadda dhaarinta...

Ma Run baa in Axmed Madoobe uu diiday in uu soo Magacaabo Xubnaha Jubland...

0
Wararka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, uu diiday inuu soo magacaabo xubnaha ee Maamulka Jubaland uga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...