Home 2020
Yearly Archives: 2020
Alshabaab oo Madaafiic ku weeraray garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb
Wararka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay Madaafiic ku weerareen gaaroonka Diyaaradaha Dhuusamareeb.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhowr...
Ma Run baa in Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan uu Dhowr...
Dhax sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa dhawaanahan dhowr jeer booqasho ku tagay Israa'iil, sida ay tabiyeen warbaahinta Bariga Dhexe.
Dadka indhaindheeya xaaladda gobolkaas...
Madaxweynaha Soomaalilnd oo soo Xiray Shirweynaha Xisbiga Kulmiye
Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo xiray shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo maalmahan ka socday caasimadda Hargeysa.
Shirweynaha Afraad...
Wasiir Maareeye oo shaaca ka qaaday in Warbaahinta Dawlada loo bedelay Warbaahin Dadweyne
Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xeyr Maareeye oo maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray ‘Adeega Warbaahinta Dadweynaha’, oo meesha ka...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo sharuud Adag ku xiray Xildhibanada Federaalka ee lagu...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad baarlamaanka Jubland oo sharuudo Adag ku xiray xildhibaanada lagu soo xulayo...
Laamaha Amniga Degmada Afgooye oo soo qabtay Dhalinyaro lagu eedeeyay in ay ka Tirsan...
ciidamada Amniga Degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay laba Nin oo ka Tirsan shabakad ka ganacsata Cauurta , labada...
Gudiga Soo Xulista Baarlamaanka 2aad Hirshabeele oo soo bandhigay Jadwalka Soo Xulista Baarlamaanka 2aad
Guddiga farsamo ee soo xulista baarlamaanka 2aad ee Dawlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta soo bandhigay jadwalka soo xulista Xildhibaanada baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle.
Ka dib...
Baabuur ay saaranaayeen Dad shacab ah oo Miino ay kula qaraxday Degaanka Basra ee...
Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay degaanka Basra uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo booqday Xaruunta Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Kormeeray xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Kuwait Isaga oo ay wehliyaan sii hayaha wasiirka...
Maraykanka oo sheegay in Soomaaliya ka Fuliyeen Mashruuc Dad badan ay ka Faa,ideysteen
Madaxda Safaarada Mareykanka Soomaaliya ayaa sheegay in mashruuc shaqo abuur ah oo ay ay ka faa’iideysteen Dad badan oo Soomaali ah ay Fuliyeen
Mashruucan oo...

























