24.6 C
Mogadishu
Sunday, July 6, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Wararkii Ugu Dambeeyay shirka ka socda Muqdisho

0
Madaxda DawladaFederaalka  Soomaaliya iyo Madaxda maamulada ayaa Shir uga socdaa magaalada Muqdisho , Iyadoona Shirkan looga Arinsanayo Arimaha Doorashada, Islamarkaana dood adag laga yeeshay...

Guddiga soo xulista baarlamanka HirShabelle oo  kudhaw in ay iscasilaan.

0
  Guddiga soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle ayaa wajahaya dhaqaalo la’aan xoog leh, waxaana la sheegayaa in ilaa hadda aysan wax dhaq dhaqaaq ah...

Qaar katirsan Ciidan NISA oo ka cabanaya mushaar la’aan ayaa xiray waddo gasha Villa...

0
Ciidan ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa maanta xiray mid ka mid ah wadooyinka gala Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Ciidankan...

Shirka Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Maamulada Ma Shir Mise Sheeko ?

0
  Tan iyo marki ladoortay M/weeyne Farmaajo xiligaas oo uu balan qaaday in oo naqan doono nabadoon usiman bulshada Soomaliyeed geed cheer iyo mid gaabanah...

Xildhibaan Nuur Siidoow Baaba oo ka hadlay Dadka Kufsiga Geysanay Cidda uu Xiriirka kala...

0
Xildhibaan Nuur Siidow Baaba, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in kooxo abaabulan oo leh dano siyaasadeed ay ka dambeeyaan...

Waa Maxay Ujeedka Kulanka Muqdisho ku dhexmaray Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Madaxda Maamulada...

0
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Kulanka madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo...

Taliska Ciidanka Booliska oo soo bandhigay magaca shaqsi lagu Tuhmayo Kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed...

0
Hay,adaha Amniga Maamul Goboleedka Galmudug, ayaa Xalay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxay ku soo qabteen eedaysane lala...

Maxaa ka soo baxay kulanka Qoor Qoor iyo Axmed Madoobe?

0
Madaxweynayaasha  Maamulada Galmudug iyo Jublnad Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada...

Taliska Ciidanka Booliska oo soo bandhigay Tirada shaqsiyaad lagu Tuhmayo in ay ka dambeeyeen...

0
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in 11 Ruux oo lagu eedeynayo kufsigii iyo dilkii allaha u naxariistee Xamdi Maxamed Faarax loo xirey baaritaana...

Maxay ka wada Hadleen Musharax Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyihii hore baarlamaanka Soomaaliya Maxamed...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ah Musharax u Taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta munaasabad soo dhaweeyn ah ugu sameeyay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...