Home 2020
Yearly Archives: 2020
Alshabaab oo sheegtay in ay Dib u qabsadeen Degaanka Janaay Cabdalle
Al-shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen Degaanka Jannaay-cabdalle oo qiyaastii 60KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee...
Maxaa keenay Dib u dhaca shirkii loo balansanaa in maanta Muqdisho uu ka Furmo
Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, kaas oo loo ballansana in uu Maanta oo Khamiis ah...
Norwey oo tiro qaxooti ka soo qaadaneysa wadanka Gariiga.
Oslo, Dowladda Norwey ayaa maanta shaacisay in ay soo qaadaneyso qeyb ka mid ah dad qaxooti ah oo ku sugay wadanka Gariiga.
Ra.isul wasaaraha Norwey...
Deg Deg Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa goordhow Waxaa ka dhacay Qarax Xooggan oo lala eegtay sida la sheegay Maqaayada Blue Sky ee Magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa la sheegayaa...
Madaxweynaha Galmudug oo lagu Soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Daawo Sawirada
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka kooban labadda gole ee DGM, ayaa soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee...
Madaxda Maamulada Hirshabeele Galmudug iyo Koofur Galbeed oo shir uu Uga Furmay Magaalada Baydhaba...
Magaalada Baydhabo ayaa shir uu uga furmay madaxda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.
Shirkan oo ah mid hal maalin socon doona ayaa saddexda...
Maxaa ka soo baxay Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Saraakiil Sar Sare oo ka...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday dowladda Maraykanka oo saaka soo gaaray Muqdisho
Wafdiga...
Madaxweyne Qoor Qoor oo Eedeeyay Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa isagoo ka hadlaya Shirka Baydhabo, ku eedeeyey Madaxda Puntland & Jubbaland in ay diideen shirkii Dhuusa-Mareeb3,...
Doorasho muran hareeyay oo ka bilaabatay gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya
Doorashadii gobolka ismaamulka Tigreeda ayaa saaka waxaa ka bilaabatay doorasho ay codeynayan shacabka gobolkaasi, iyaga oo iska dhaga tiray baaqa dowladda dhexe ee ah...
Puntland oo shaacisay in lasoo qabtay kooxdii Carmo ku dishay sarkaalka
Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari ee Puntland G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada baaritaano ay...

























