Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Khudbad ka Jeedin doona Aqalka Sare
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe oo ku Sugan Magaalada Muqdisho ayaa khudbad ka jeedin doono xarunta Aqalka Sare taas oo uu uga hadlayo arrimaha...
Wariyaal lagu Xiray Magaalada Garoowe
Agaasimaha Radio Daljir Xarunteeda Garoowe, Khadar Cawl Ismaaciil iyo wariye Cabdiqani Axmed Maxamed oo isna ka tirsan Idaacadda Daljir, ayaa lagu xiray magaalada Garoowe.
Labada...
Madaxweyne Farmaajo oo Casuumaad U diraya Madaxda Maamulada Galmudug Koofur Galbeed iyo Hirshabeele
Wararka ka imaanaya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu martiqaad rasmi ah u dirayo Madaxda maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka shiray Soo Saarista Shidaalka Soomaaliya
Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Sabtiya guddoomiyay Shir looga hadlayay soo saarista...
Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay Isbedelada Siyaasaeed ee ka jira Dalka...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay Doorasho ka dhacaysa dawlad deegaanka Tigreega ee dalka Itoobiya , Wuxuuna sidoo kale kusoo Lifaaqay Warbixin uu horay...
Wararkii Ugu dambeeyay Kulan Magaalada Muqdisho uga socda Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Puntland...
Xarunta Villa Soomaaliya waxaa ka socda kulan dhex maraya madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni...
Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo guddi u saaray arrinta G/Gedo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo kan Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay shir mudo dheer qaatay ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxuuna kulankaas soo...
Alshabaab oo Toogatay Dad ay ku Eedeeyeen in ay la shaqeeynaayeen Dawlada Soomaaliya Kenya...
Dadka la toogtay oo dhammaantood Rag ahaa, waxay maxkamadda Al-shabaab ku tilmaantay, in ay basaasiin u ahaayeen dowladda Soomaaliya, Maraykanka, Kenya iyo sidoo kale...
Maleeshiyo Beeleed weerartay xaruunta shirkada Amal ee Degmada Burtinle
Malayshiya-beeleed hubaysan ayaa qabsaday Xarunta Shirkadda AMAL ee ku taalla Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.
Shirkadda AMAL ayaa la sheegay in ay taallo lacag la...
Ciidanka Jubland oo la wareegay Degaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Jubaland ay Saaka Al-shabaab kala wareegeen Degaanka Jannaa-cabdalle ee Gobolkaasi.
Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Jubaland,...

























