25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xog:Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo maanta ku soo wajahan Magaalada Muqdisho

0
Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdulaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe ayaa lagu wadaa inay maanta soo soo gaaraan magaalada Muqdisho ee...

Ciidanka Kenya iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobholka Jubada Hoose

0
Dagaal  u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la soo sheegayaa in Xalay dagaal ku dhexmaray Degaanka Qooqaani ee Gobolka...

Ciidanka Danab oo Hawlgal ka sameeyay gobolka shabeelaha Dhexe

0
Ciidanka Kumaandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed  DANAB ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maantala sheegay in  hawlgal ay ka fuliyeen  wadada U dhexeysa Magaalooyinka Muqdisho...

Xog:Gudoomiye Cumar Finish oo Eedeeyay madxada Dawlad goboleedyada qaar kana hadlay shirkii Dhuusamareeb3

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa ka warbixiyay bixiyey shirkii uu uga qeyb-galay magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Maamulka Galmudug. Guddoomiye...

Kenya iyo Cuba oo iska kaashanaya soo badbaadinta laba Dhaqtar oo lagu soo Afduubay...

0
  Madaxda Dalalka Kenya iyo Cuba ayaa iska kaashnaya oo sidii loo soo badbaadinlahaa laba dhaqtar oo gacanta Alshabaab Labada dhaqtar  oo bishii April 2019-kii laga...

Ciidanka Jubland iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka jubada Hoose

0
Wararka ka imaanaya Degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada Jubaland iyo  Al-shabaab. Dagaalka...

Madaxweyne Waare oo magacaabay Gudiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hir shabeele

0
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa magacaabay Guddiga Farsamada soo xulidda Xildhibaannada Baarlamanka labaad ee Hirshabeelle. Guddiga oo ka kooban 11 xubnood Gudigaas...

Golaha Amaanka ee QM oo Waqtiga u kordhiyay Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

0
Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa Shalay dib u cusboonaysiiyay waqtiga Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee Golaha Amaanka ayaa meel mariyay Qaraar Tirsigiisu...

Mareeykanka :Aabe udhashay dalka Masar oo loo heesto dilka 2-bo gabdhood oo uu dhalay

0
  Darawal taksiile ahaa oo lagu eedeeyey inuu dilay labo gabdhood oo uu dhalay ayaa la xiray ka dib markii muddo 12 sano ah la...

Puntland Oo Billawday Tirakoobka Ciidammada Daraawiishta Iyo Sababta

0
  Ciidamada daraawiishta qeebta 60-maad  oo fadhigoodu yahay xerada taangiyada iyo madaafiixda ee Magaalada Gaalkacyo yaa laga bilaabay Diwaan galinta iyo tirakoobka Xeryahan oo ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...