Monthly Archives: February 2021
Dib u dhac ku yimid shirkii maanta la filayay in Dhuusamareeb uu ka...
Iyadoo maanta lagu waday in Dhuusamareeb uu ka Furmo shirkii uu Iclaamiyay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa u muuqda Mid baqday
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed...
Maamulka Jubland oo qirtay in Maxaabiis looga qabtay dagaalkii Balad Xaawo
Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabadinuur (Janan) ayaa qirtay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Beled Xaawo looga qabtay ciidamo ka tirsanaa...
Midowga Musharixiinta oo cambaareeyay weerarkii Hotelka Afriik
Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen weerarkii geystay khasaaraha kala duwan ee lagu qaaday hotelka Afriik ee Magaalada...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta Puntland?
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Kulan Wada-tashi ah oo ku saabsan Arimaha doorashooyinka Soomaaliya yeeshay Siyaasiyiin iyo Ururada Bulshada Rayidka ah...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Jeneraal Galaal
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab ay ku qaadeen Hotelka Afrik eek u yaala Muqdisho.
War Qoraal ah oo...
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Partay oo sheegay in Dawlada Federaalka ay dayacday Amniga shacabka ...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Hogaamiyaha Xisbiga wadajir Partay ayaa si kulul uga hadlay Weerarkii Hotel Afrik ku qaadeen Alshabaab.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Qoraal uu bartiisa...
Turkiga oo Cambaareeyay WeerarkiiAlshabaab ay ku qaadeen Hotel Afrik
Dawlada Turkiga ayaa Cambaareysay Werarkii Alshabaab ay ku qaadeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho
War qoraal ah oo ka soo baxay Dawlada Turkiga ayaa lagu...
Generaal Galaal iyo Cabdi Waal oo ka mid noqday Dadkii ku geeriyooday Weerarkii Hotel...
Allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan Soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar ay...
Weerarkii Hotel Afrik oo la soo afjaray iyo khasaaraha oo sii kordhayo.
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray weerarkii saacadaha badan qaatay, ee Shabaabku ku qaadeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho.
Weerarkan ayaa...
Farmaajo oo ka hadlay geerida General Galaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixiso ee galabta ka...

























