26.1 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Muwaadhin Soomaali ah oo lagu dilay Koofur Afrika

0
Allah ha u naxariistee ganacsatade Isaaq shiinow Cali ayaa burcad hubeeysan waxa ay ku dileen Afaafka hore ee dukaankiisa oo ku yaala duleedka magalada...

Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan oo Iscasilay

0
Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Iidow ayaa iska Casilay xilkii Afahyeen ee maamulka gobolka Hiiraan ka dib markii xaalada magaalada Baladweyne ay isbadeshay...

Xisbiyada Hogaamiyo Norwey oo dib isaga celiyay lacago si qarsoon ku soo galay.

0
Oslo,Xisbiyada Høyre, Venstre iyo KRF ayaa dib isaga celiyay lacago si qarsoodi ah ku soo galay. Qoraal ay soo saareen xisbiyadan Hogaamiya Dowlada ayay ku...

Doorashada Norwey oo isbuucii labaad socota.

0
Oslo, Doorashada Baarlamaan ee dalka Norwey ayaa isbuucii labaad socaneysa waxaana muuqanaya in bulshada Norwey si aad ah codadkooda u dhiibanayaan. Xisbiyada ku tartamaya Doorashada...

Soomaliland oo Xabsiga ka siideeysi Siyaasi Cabdijamaal Cismaan

0
Siyaasiga lagu magacaabo Cabdijamaal Cismaan Maxamed, ayaa laga sii daayay xabsiga magaalada Hargeysa, oo maalmo ka hor lagu xiray. Somaliland kama aysan  hadlin sababta keentay...

Madaxweyne Deni oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Abshir Aw-yuusuf Ciise

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Waxbarashada...

Shirka Golaha Watashiga Qaranka oo maalintii labaad galay

0
Shirka Golaha wadatashiga ayaa maalintii labaad lagu qabanayaa Magaalada Muqdisho Shirka ayaa  shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afasiyooni ayaa waxaana ka qayb galay...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu wado in uu soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka...

0
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa inuu liiska musharaxiinta Aqalka Sare uu soo saaro , kadib markii  uu soo gaba gabeeyay la tashiyadiisii...

Ciidanka Booliska degmada Heliwaa oo soo bandhigay dhalinyaro lagu eedeeyay burcadnimo

0
Howlgal ay xalay sameeyeen Ciidamada Booliska Saldhiga degmada Hiliwaa ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen rag la sheegay in Ciidamada Booliska Saldhiga...

Amisom oo war ka soo saartay dilkii dhawaan ay ka geysteen gobolka shabeelaha...

0
Taliska Ciidanka Amisom ayaa sheegay in baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen lagu ogaaday in toddobo qof oo dhawaan ay ciidamadoodu ku dileen deegaanka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...