Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dagaal dib uga Qarxay Magaalada Guriceel
Dagaal aad u culus ayaa ka qarxay Xarunta Jaamacada oo dhanka bari kaga taal Guriceel, dhawaqa Hubka Culus culus iyo kuwa fudud ayaa si...
Akhriso: Muxuu Madaxweyne Qoor Qoor ka yiri ‘ dagaaladii ka dhacay Degmada...
Madaxweynaha Dowlad goboleed Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug.
Wuxuu ka tacsiyeeyay dhamaan dadkii...
Waa Sidee maanta Xaalada Degmada Guriceel oo 3 maalmood xiriir ah dagaalo ay ka...
Jawi degganaan ah ayaa laga soo sheegayaa maanta magaalada guriceel ee gobolka gal gaduud marka loo eego dagaalkii seddexda maalin ka socday halkaasi.
Saraakiisha ciidamada...
Wasaarada Arimaha dibada Norway oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Suudaan.
Oslo:- Wasaarada Arimaha dibada Norway ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in xiligaan u safraan Wadanka Suudaan.
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada ayaa loogu baaqay muwaadiniinta wadanka...
Booliska Norway oo baadi goob ugu jira helida sedex ruux oo doon kula qalibantay...
Oslo:-Booliska Wadanka Norwey ayaa baadi goob ugu jira sidii ay u soo bad baadin lahaayeen 3-ruux oo doon kula qalibantay deegaanka Kven ee gobolka...
Sedex boqol ruux oo la tacaalaya helida kadib xanuunka COVI19.
Oslo:-In ka badan 300 oo ruux u dhashay wadanka Swedan ayaa lagu soo waramayaa in wali la tacaalayaan dhibaato la xiriirta dareenka Urka ah...
Dhageyso : Siyaasi Cumar Cabdule Jacfaan oo ka hadlay Xaalada Guriceel
Gudoomiyhii hore Degmada Heliwaa Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa ka waramay xaalada Degmada Guriceel ee gobolka Galaduud
Mudane Cumar Jacfaan ayaa sheegay in dagaal xiligaan uusan...
Maamulka Galmudug oo sheegay in ay la wareegeen Guriceel
Maamulka degmada Guriceel ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada ka dib dagaal xoogan oo halkaas ilaa shalay ku dhexmarayay ururka Ahlu...
Al-shabaab oo toogasho ku dishay Nin dhlinyaro ah.
Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku fuliyey Cabdishakuur Muxumed Axmed oo ay ku eedeeyeen inuu fara xumeeyey canug yar, sida ay shaacisay maxkamad...
Puntland oo markii ugu horreysay qabaneysa doorasho qof iyo Cod
Maamulka Puntland ayaa qabanaya markii ugu horreysay doorasho qof iyo cod ah, iyadoo codbixayasha ay iu diyaariyeen doorashooyinkaasi.
Doorashooyinka oo dhacaya maalinta berri ah oo...