28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dhageyso: Xubno ka tirsan Galmudug oo baaq ka soo saaray Colaada Xananbuure

0
Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Xubno  kale ayaa ku baaqayin lajoojiyo xiisad colaadeed oo u dhexeeysa...

Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar

0
Doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar Qaar ka mid ah kuraasta hartay ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matali doono...

Puntland oo dhexdhexaadineysa Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble

0
Maamulka Puntland ayaa markii u horraysay sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble. Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland...

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo dib u dhacay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay shirkii uu iclaamiyey ee amniga qaranka, kaas oo lagu waday in maanta uu qabsoomo. Agaasimaha Warfaafinta...

Maxay ka Yiraahdeen Golaha Amaanka ee QM Xaalada Soomaaliya ?

0
Golaha Ammaanka QM ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble, kadib markii uu warbixin ay ka dhageysteen eregyga...

Raisul wasaare Arna Solberg oo ka hadashay iscasilaada Ropstad.

0
Oslo:-Raisul wasaare Erna Solberg ayaa ka hadashay is casilaada wasiirkii Carruurta iyo Qoyska Kjell Ropstad. Erna ayaa sheegtay in aad uga xuntahay is casilaada Ropstad balse...

Kjell Ingolf Ropstad oo iska casilay Hogaanka Xisbiga KRF.

0
Oslo:-Gudoomiyaha Xisbiga KRF ahna Wasiirka Carruurta iyo Qoyska Kjell Ingolf Ropstad ayaa goordhaw ku dhawaaqay in uu is casilay. Wasiirka oo shir jaraa,id qabtay ayaa...

Beesh Caalamka oo Fariin u dirtay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble

0
War-saxaafadeed wadajir oo ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu yiri “Saaxiibbada Beesha Caalamka waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya ee u...

Alshabaab iyo Ciidamada Puntland oo ku dagaalamay duleedka gobolka Bari

0
Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday  ciidamo ka tirsan kuwa  difaaca Puntland oo hawlgal miina baaris ah ka waday jidka u dhexeeya Sugurre iyo Ballikhadar...

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay shaxda isu soo baxyada Ururada Siyaasada Puntland

0
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray shaxda isusoo baxyada Urur-siyaasada Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021. Ururkasta  Waxa uu  o’lole iyo isu-soobax Sameynayaa saddex beri. Halkaan  ka Akhriso...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...