25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Ciidanka Booliska degmada Heliwaa oo soo bandhigay dhalinyaro lagu eedeeyay burcadnimo

0
Howlgal ay xalay sameeyeen Ciidamada Booliska Saldhiga degmada Hiliwaa ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen rag la sheegay in Ciidamada Booliska Saldhiga...

Amisom oo war ka soo saartay dilkii dhawaan ay ka geysteen gobolka shabeelaha...

0
Taliska Ciidanka Amisom ayaa sheegay in baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen lagu ogaaday in toddobo qof oo dhawaan ay ciidamadoodu ku dileen deegaanka...

Madaxweyne Lafta-gareen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Dawlad  goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan lafta green ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho Socdaalka Madaxweyne lafta gareen ayaa daaran ka qeybgalka Shirka Madasha wadashatiga...

10sano guuradii ka soo wareegatay Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya oo muqdisho laga xusay

0
Waxaa haatan magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga. Munaasabaddan oo ay qaban...

Dibad bax looga soo horjeedo ciidanka Amisom oo maanta muqdisho ka dhacay

0
Dad shacab ah ayaa banaan bax maanta ka dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka xun dil ay 7 ruux oo...

Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay xogta Cudurka karoona Feeyris ee Soomaaliya

0
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa ka hadashayee  xogta Feyruska Karoona waxaana ay sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la...

Puntland oo ka tacsiyadeeysay dilka Gudoomiyhii degaanka Ballidhidin

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii  Degmada Balli-dhidin ee Gobalka Bari, Maxamed...

Dib u dhac ku yimid shirkii Golaha wadatashiga Qaranka

0
Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid shirkii la filayay in Magaalada muqdisho uu uga Furmo DFS dawlad goboleedyada iyo gobolka banaadir ‘...

Hay’adaha Amniga Dalka iyo wafdi ka socda Golaha Amniga Midowga Afrika oo shir...

0
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad shir ku yeelanaya Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo ku sugan Magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka...

Yuweri musafani oo qirtay in Ciidamadiisa dad shacab ah ku xasuuqeen Somalia.

0
Kambala, Madaxweynaha dalka Ugaandha Yuweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...