Home 2022
Yearly Archives: 2022
Ra’iisal Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilo ka tirsan Beesha caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wakiillada beesha caalamka kala shiray xaaladda abaaraha dalka, ayaa ku boorriyay in deg deg loogu...
Guddiga Doorashooyinka Koofur galbeed oo soo saaray magacyada Odoyaasha soo...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koofur galbeed ayaa soo saaray xalay magacyada Odoyaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 7...
Ciidanka Xoogga dalka oo Hawlgal ku qabtay Xubno Alshabaab ka Tirsan
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 7aad ee Gorgor ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgalka oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta...
Ukrain oo sheegtay diyaarado ay ka heshay Turkiga ay isaga caabisay Weerarka Ruushka
Dowladda Ukraine ayaa shaaca ka qaadday in ciidankeeda ay adeegsadeen diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee uu ka iibiyay Turkiga, arrintaas oo xukuumadda Ankara ay...
Duqayn lagu dilay Xubno ka Tirsan Alshabaab
Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka uu leeyahay islamarkaana aan duuliyaha lahayn ayaa waxaa la sheegay duqeyn ka geysteen degaan katirsan Gobolka Galgaduud maamulka Galmudug uu...
Ciidanka Amniga Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Nin gacan ku dhiigle ah
Ciidanka Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin lagu Magacaabo Mowliid Maxamuud Nuur...
Wararkii ugu dambeeyay Shirar gaar gaar ah oo ka socda Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan gaar ahaan Xarunta Maamulka ee lamagalaay waxaa ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya madaxweynaha Hir-Shabeelle...
Axmed Macalin Fiqi “waxaana rabaa inaan la wadaago inta aan ogeyn inaanan u tartamayn...
Wasiirkii hore ee Amniga Dowlad Gobaleed Galmudug, kana tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka 10aad Axmad Macalin Fiqi ayaa sheegay in uu sanadkaan u tartami doonin doorashada...
Xaflad lagu taageerayo Xildhibaan Abdirahman Mohamed Shekh oo lagu qabtay Oslo
Jaaliyada Soomaliyeed ee wadanka Norway ayaa xalay kulan taageero iyo dhiirigelin ah u sameeysay Xildhibaan Abdirahman Mohamed Sheekh oo dhawaan ka mid naqday xildhibaan...
Fahad Yaasiin “Doorasho Dadban Shuban-Baa Ka Horreeya Ee Haloo Adkeeysto
Agaasimihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin oo daqiiqo kahor loo doortay Xildhigaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...