25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Somalida ku dhaqan Magaalada Stavanger oo saameyn ku yeeshay COVID-19.

0
Stavanger, Soomaalida ku dhaqan Magaalada Stavanger ayaa lagu soo waramayaa in saameyn xoogan ku yeedhay xanuunka Covid-19. Stavanger ayaa aheyd maalmihii ugu dambeeyay mid si...

Madaxweyne shariif sheekh Axmed iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

0
Madaxweynihii hore DKMG ahayd ee  Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah midowga musharixiinta  ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland. Sheekh...

Golaha shacabka oo Ansixiyay miinsaaniyada sanadka 2021

0
Xildhibaanada muddo xileedkooda uu dhamaaday ee  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka...

Ciidamada Puntland Oo Hawlgalo ka sameeyay Waqooyiga Gaalkacyo oo uu Qarax ka dhacay

0
Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya qaraxa maanta ka dhacay waqooyiga magaaladaasi Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lagu...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay  Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska...

Qarax ka dhacay Muqdisho oo khasaare dhimasho ah sababay

0
Wararka aynu ka heleyno degmada kaaran ayaa sheegay in hal qof uu dhintay mid kalena uu dhaawacmay kadib qarax ka dhacay degmadaasi. goob jooge ayaa...

Gudiga lagu murunsan yahay Doorashooyinka Heer Federaal oo Isbedel ku sameeyay Jadwalka Doorashada Aqalka...

0
Qoraal kasoo baxay Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka oo la ogeeysiiyay dhamaan daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in uu isbaddal ku...

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo Joojiyay doorasho ka dhici lahayd Gobolka Mudug

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure Sanyare, ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo doorasho muran dhalisay, oo la doonayay in laga...

Puntland oo Amartay shirkadaha Isgaarsiinta in ay Fuliyaan Amar lagu xadidayo Lacagaha Mobilada...

0
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Bankiga Puntland ayaa lagu amray dhammaan Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Bangiyada  gaarka loo leeyahay, in ay fuliyaan...

Gudiga lagu Murunsanyahay ee doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray goobaha loo asteeyay doorashada

0
Guddiga lagu murunsan yahay ee Doorashooyinka heer Federaal &mas,uuliyiin  ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa kormeeray Xarunta Gaadiidka Booliiska oo loo qorsheeyay  in ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...