Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qaramada midoobay oo walwal ka muujisay sharci la horgeyay Baarlaamka Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay sharciga Dambiyada Galmada oo shalay la horgeeyay Golaha Shacabka, dood iyadoo xildhibaanada Golaha shacabka ay dib u celiyeen...
Dowlada Talyaaniga oo lix milyan ku bixinaya ka hortagga Fatahadaaha Beledweyne
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya ambassador Tabio Massimo waxaana ay...
Dhageyso:Xildhibaanada Golaha shacabka oo diiday ka doodista sharciga Galmada
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka Xildhibaanada waxaa uu...
Alshabaab oo sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii Maanta ka dhacay magaalada muqdisho
Ilaa iyo 8 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 15 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo...
Daawo: Danjire Caalim oo ka hadlay Caqabadaha uu la kulmi karo Ra’iisal wasaaraha Cusub
Danjire Maxamed Axmed Caalim ayaa Falanqeeyay Caqbadaha cusub ee uu la kulmi karo Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee dhawaan la filayo in uu soo magacaabo...
Warar dheeraad oo ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo barqanimadii maanta ka dhacay Xero militari ee ku Taala agagaarka garoonka kubada cagta...
Deg Deg Qarax Xooggan oo muqdisho ka dhacay
Wararka ka imaanaya Isgoska Cali kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Xoogaan Halkaasi laga maqlay
Qaraxa ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in lala...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada Muqdisho
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Xaruunta Villa hargeysa ee Magaalada Muqdisho
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa...
Itoobiya oo digniin u jeedisay Somaliland iyo Masar
Dowladda Ethiopia ayaa Sheegtay, in Xiriirka Masar ay doonayso in ay la samaysato dalal ku yaalla Bari Afrika, loo baahan yahay in aysan waxyeeleeyn...
Qaramada Midoobay sheegtay in boqolaal kun oo Ruux ay ku barakaceen Soomaaliya
Hay’adda UNHCR, ayaa sheegtay in dad gaaraya 650, 000 oo ruux Soomaaliya ku bara-kaceen tan iyo bilowgii Sannadkan 2020, sababa la xiriira daadad iyo...
























