Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso : Dawlada DFS iyo Soomaaliland oo heshiis kala saxiixday
Guddiga farsamo wadahadalada ugu qaabilsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee shirka uga socday Jabuuti ayaa soo gababageeyay wada hadalkooda
Shirka waxaa ka soo baxay...
Danjiraha Qadar u fadhiya Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo
Wafdi uu Hogaaminaayo Safiika Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka jubada Hoose
Madaxweyne ku xigeenka koobaad Jubbaland Maxamuud Sayid...
Dowlada oo sheegtay in ay maxkamad u gudbinayeen Askari laba kun Shilin -Soomali...
Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliya, ayaa sheegay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida inay u gudbinayaan Askari ka tirsan Ciidamada Booliska oo nin Miskiin ganacsade ahaa ku...
Al-Shabaab oo hal Nin Goob fagaaro ah ku toogtay
Ururka Al-Shabaab ayaa Goob fagaaro ah oo ku taalla degaanka Buq-Aqable ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku toogneen Nin ay sheegeen in uu...
SAWIRRO: Ciidamada Xoogga dalka oo gaaray deegaan ku dhaw Degmada Ceelbuur
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah...
Facebook oo lagusoo kordhiyay adeeg cusub .
Facebook ayaa sameysay adeegga (Facebook Voting Information Center) oo ah xarun uu facebook-gu leeyahay oo dadka isticmaala barnaamijyada Facebook siin doonta macluumaad ku saabsan...
Dhageyso : Xildhibaan ka hadlay Xuquuq ka maqan Beelaha Carab Soomaali
Xildhibaan hore Ibraahim saalax Deyfullah ayaa ka hadlay xuquuq ka maqan Beelaha Carab Soomaali ee dega gobolada Dalka
Ugu Horeyn Xildhibaan Deyfullah ayaa sheegay in...
Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Ciraaq oo geeriyooday
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ambasador . Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Ciise Dheere oo ahaa diblumaasi ka...
Ilhaan Cumar oo xaqiijisay in Aabaheed uu u geeriyooday covid19
Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inuu Aabaheeda, Nuur Cumar Maxamed uu u geeriyooday Xanuunka COVID 19.
Hadal-qoraal oo ay soo saartay ayey ku sheegtay inaysan...
Soomaaliland oo Ciidamo geysay Laascaanood
Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ciidamo ay geysay Halkaas
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadaasi ay yihiin kuwo hore...

























