Home 2020
Yearly Archives: 2020
Duqeyn ka dhacday Degmada Saakoow ee gobalka Jubada Dhexe
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay duqeyn shalay ka dhacday Degmada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe.
War- ka soo baxay Wasaaradda War-faafinta XUkuumadda...
Alshabaab oo xoolo laga soo Furtay
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Dawlada ay ka sameeyeen tuulada Muuse-geel iyo kuwa kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii -shabaab looga...
Dawlada Itoobiya oo ka hadashay kulankii Farmaajo ee Adis Ababa
Dowladda Federaalka ah ee Waddanka Itoobiya ayaa war ka soo saartay kulan dhawaan ka dhacay Magaalada Adis ababa oo dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah...
puntland oo laga xusay 50 Guuradii ka soo wareegatay Aasaaska Ciidanka Asluubta
Mas,uuliyiin ka Tirsan Maamulka Puntland ayaa ka qayb galay munaasabad si weyn loo soo Agaasimay oo looga hadlayay 50 guuradii ka soo wareegatay Aasaaska...
Dhageyso: Gudoomiyaha Maxkamada G Banaadir oo ku baaqay dhismaha xabsi Caruur
Muuse Macalin Qalinle oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo jeediyay in la helo Xabsi u gaar ah Carruurta gala dambiyada si halkaas...
Muuse Biixi oo Balan qaad lacageed ka helay Madaxweyne Farmaajo.
Hargeysa, Hogaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday balan qaad lacageed oo dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi.
Faysal Ali Waraabe...
Dowlada oo ku howlan joojinta shir maalinta bari ah ka dhici raba Muqdisho.
Muqdisho,Warar hoose oo aynu helay ayaa sheegaya in labadii maalin ee ugu dambeysay dowlada ku mashquulsaneed joojinta shir ay leeyihiin odayasha dhaqanka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta...
Dhageyso: Ra’iisal Wasaare kheyre oo ka hadlay dib u habeynta Hay’adaha Cadaalada
Ra'iisal Wasaarha Xukuumada Soomaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabdda xuska Sanad guurada 50-aad ee aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa sheegay in...
129 Neef lo, ah oo la geeyay xaruunta baadi qabadka
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha, gaar ahaan Lo’da, taasoo nadaafada Magaalada muqdisho hoos u dhigtay sidda...
Isbedel lagu sameeyay Taliyaasha Booliska Galmudug
Wareegto kasoo baxday Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha Taliska guud ee Galmudug, iyadoo loo Magacaabay Taliyeyaal...

























