Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Dani oo si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi (Sawiro).
Nairobi, Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Dani ayaa Maanta si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha...
Sawirro:- Saraakil ka socato Amisom oo kulan laqaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug .
Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada mamulka Galmudug uu kulan xasaasi ah kula qaatey Sarakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Midowga...
Ciidamadda Kenya oo raaf ka bilaabay xaafada Islii ee Nairobi.
Nairobi : Ciidamada ammaanka Dowladda Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi waxay ku xirxireen ilaa 43...
Ciidamada Kenya oo ku dhuuntay cawska markii ay soo weerareen Alshabaab.
Nairobi,Wargeyska the New York Times ee kasoo dalka Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil milateri oo Mareykan ah ayaa wax ka qoray weerarkii toddobaadyo kahor...
Kulan looga hadlayo Amniga oo ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.
Muqdisho, Kulan looga hadlayo amaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir.
Kulankaan oo goob joog ka ahaayeen mas,uuliyiinta sar sare ee Maamulka gobolka iyo...
Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo kormeer ku tagay Saldhiga Balidoogle(Sawiro).
Muqdisho, Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Janaraal Odawaa iyo saraakiil la socotay ayaa kormeer ku tagay saldhiga Ciidamada Balidoogle ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Janaraal odawaa ayaa...
Xaaf iyo Sheekh Shaakir oo Wada hadal hoose u socda.
Gaalkacyo, Warar hoose oo aynu ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in wada hadal hoose u socanayaan Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh...
Madaxweyne Xaaf oo ku baaqay in la joojiyo howlaha ka socda Dhuusa-Mareeb(Warsaxaafadeed).
Gaalkacyo, Madaxweynaha Galmudug Ahmed Duale Gelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo howlaha maamul u dhisida Galmudug ee ka socda Dhuusa-Mareeb.
Warsaxaafadeed uu soo...
Dab xoog leh oo caawa ka kacay Xarunta Dambi baarista Muqdisho.
Muqdisho,Dad xoogan ayaa caawa ka kacay xarunta dambi baarista (CID) ee Magaalada Muqdisho.
Dabkaan ayaa ilaa iminka la ogeyn sababaha keenay.
Balse warar hor dhac ah...
Dalxa oo loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire Guulwade.
Muqdisho : Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire...

























