25.7 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2020/2021 oo War- Murtiyeed laga soo saaray.

0
Xubnaha Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya 2020/2021 oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18...

Soomaliland oo dil Toogasho ah ku fulisay 7 Ruux oo ay ku Eedeysay in...

0
Somaliland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay lix nin oo ku xirnaa xabsiga Madheere, kuwaas oo horay maxkamadaha Somaliland dil ugu xukumeen. Magacyada lixda nin...

Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya oo maanta la dhaariyay

0
Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya , Cabdirisaaq Maxamed Abuukar ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasiirnimo ee dhawaan loo magacaabay. Munaasabadda dhaarinta...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka la qaatay saraakiil ka Tirsan...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka...

Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo uga digay Madaxweyne Farmaajo in uu kaligii Taliye...

0
Wasiirkii hore ee warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle oo Haddana ah musharax madaxweyne, kana mid ah Midowga Musharrixiinta sanada 2020ka /2021 ayaa sheegay in waxa...

Maxa ka jira in Ra’iisal Wasaare Rooble uu Musharixiinta Mucaradka ah kala hadlayo Arimaha...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, , Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee walaaca ka muujiyay guddiyada doorashooyinka Qaranka uu diyaar...

Wararkii ugu Dambeeyay shirka ka socda Muqdisho

0
Maalintii shanaad ayuu galay shirka midowga musharaxiinta uga socda magaalada Muqdisho, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ku biireen Xubno hor leh oo aragtidooda...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo xaflad sagootin ah loogu sameeyay Baydhaba

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo xalay loogu sameeyay magaalada...

Dad Cudurka Covid19 ugu geeriyooday Soomaaliya

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in xanuunka Karoona ay u geeriyoodeen 5 Ruux, taasi oo tirada...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degaano ka Tirsan...

0
Wararka ka imanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya Dagaal culus oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay degaanka Nagaarta, oo ka tirsan degmada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...