24.8 C
Mogadishu
Sunday, July 6, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta Codka Kalsoonida U qaadaya Ra’iisal wasaaraha magacaaban

0
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah Codka kalsoonida u qaadaya Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed...

Maxay ka wada hadleen Deni iyo Cumar Finish?

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho Kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed...

Xasan Sheekh oo Bogaadiyay Nidaamka loo mari doono doorashada la filayo in Dalka ay...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa ka hadlay marxaladda ay wajaheyso doorashada Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in wadada maanta wax lagu wado ay...

Axmed Madoobe oo ka hadlay Matalaada Siyaasadeed ee Muqdisho iyo Maqaamka ay yeelanayso

0
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe, oo hadal ka jeediyay xaflad Muqdisho loogu sameeyay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, ayaa si Weyn uga hadlay Maqaamka Magaalada...

Gudoonka Aqalka Sare oo ka hadlay Xilliga Heshiiskii doorashada ee lagu gaaray Muqdisho...

0
Heshiiska Hannaanka doorashada ee ay Wada gaareen madaxweyne Farmaajo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maalinta sabtida ee todobaadka dambe la horgeyn...

Madaxda Dawlad Goboleedyada oo Munaasabad soo dhaweeyn ah loogu sameeyay Magaalada Muqdisho +Sawiro Daawo

0
Munaasabad laguna soo dhaweynayey Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo  heshiiskii siyaasadeed ee dhawaan lagu gaaray Muqdishoayaa...

Waa Maxay U jeedka Kulanka Qoor Qoor iyo Xasan Cali Kheyre?

0
Ra’iisal Wasaarihii hore ee la riday Xasan Cali Kheyre ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Kheyre ayaa sheegay inuu...

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dawlad goboleedyada oo la kulmay Gudoonka labada Gole ee baarlamaanka...

0
Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad goboleedyadu ayaa kulan la qaatey Shirguddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulankan ayaa lagu...

Ma Sax baa in Madaxweyne Qoor Qoor uu Diiday Faragelin uu ku sameeyo ...

0
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa diiday sida la sheegay Codsi uga yimid Gudoomiyaha Baarlmaaanka oo khilaaf kala dhexeeya Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Wararka...

Waa Maxay Mowqifka Soomaaliland ee la Xiriira Heshiiskii lagu gaaray Magaalada Muqdisho?

0
Soomaaliland ayaa shaacisay kuna wargelisayBeeshaCaalamka   inay wax shaqo ah ku lahayn Heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan lagu gaaray  Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...